Iran Oo Markab Kale Ka Qafaalatay Gacanka Cumaan
Tehran(Berberatoday.com)-Iran ayaa markab kale oo ajinabi ah ka qabsatay gacanka Cumaan, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda Iran.
Wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xigatay warbaahinta Qaranka ayaa sheegtay in ciidamada Il...