Hamza Bin Laden Oo Lagu Warramay In La Dilay
Saudi Arabia(BErberatoday.com)-Wiilka Osama Bin Laden ayaa la rumeysan yahay inuu dhintay, islamarkaana lagu dilay howl-gal uu Mareykanka taageerayey sida ay sheegayaan warbixinno cusub.
Saraakiil magacooda qariyey ayaa xaqiiji...