Madaxweyne Hore Oo Mareykan Ah Oo Afrika Ku Tilmaamay “Daanyeero”
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Mareykanka Ronald Reagan ayaa dalal Afrikaan ah oo ka qeybgalayay kalfadhigii Qaramada Midoobey ee sannadkii 1971-kii ku tilmaamay ‘Inay yihiin Daanyeero’, sida ay ku warrameyso warb...