Iran Oo Sheegtay In ‘Cadowgeeda’ Uu Ka Baqay Dagaal
Tehran(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran ayaa sheegay in “cadowgooda” ay ka baqeen suurta-galnimada dagaal ay la galaan Iran, taa beddelkeedna ay diiradda saarayaan dagaal dhaqaale, sida ay werisay wa...