Libiya”Muhaajiriin Gaajo Ugu Geeriyooday Hangar Ay Bilo Ku Xidhnaayeen
Tripoli(Berberatoday.com)-In ka badan 20 Muhaajiriin ah ayaa u Geeriyooday Gaajo iyo Harraad, ka dib markii dhowr bilood lagu haystay Saxaraha galbeed ee Liibiya.
Inta ka bedbaadday dhibaatada taalla Saxaraha Liibiya ayaa Hayâ€...