Doorasho Muhiim U Ah Mustaqbalka Erdogan Oo Istanbul Ka Dhacaysa
Istanbul(Berberatoday.com)-Dadweynaha daggan magaalada Istanbul ayaa maanta u dareeraya doorasho ku celis ah ayagoo dib u soo dooranaya maayar cusub kaddib markii bishii March uu kursigaas si la yaab leh ugu guulaystay musharrax m...