Ayax Ka Dillaacay Deegaano Ka Mid Ah Somaliland
Borama(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Md. Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in deegaanno ka mid ah Gobollada Awdal iyo Saaxil uu ka dillaacay Ayax, kaasi oo faro-baas ku haya Wax soo saarkii Beer...
Waddamada Reer Yurub Oo U Hanjabay Turkiga
Midowga Yurub ayaa ku hanjabay in uu cunaqabatayn ku soo rogi doono dalka Turkiga, waa haddii uu sii wado “qodidda sharcidarrada ah” ee shidaalka iyo gaaska dabiiciga ahi ee uu ka wado meel u dhow biyaha dalka Qubrus ee barigg...