Xildhibaan Ku Taliyay In Lagu Dedaalo Wax Soo Saarka Dalka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Wali Warsame Cali, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida, ayaa soo jeediyey in lagu dadaalo wax soo saarka dalka iyo ilaalinta nabadgalyada, waxaanu xusay in haddii labaadaas xoog...