Trump Oo Si Daran U Canaantay Nin U Shaqeeya Oo Ku Ag Qufacay
Washington(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa isaga oo ku jira waraysi toos ah
oo ka baxayay taleefishinka ABC ayaa qolkii uu waraysiga ku bixinayay ka eryay ku simaha agaasimaha guud ee Aqalka Cad Mick M...