Sawirrada Aan La Arag Ee Weerarkii Daaraha Mataanaha Ee Mareykanka
Mid ka mid ah dadka taarikhaha kaydiya oo soo iibsaday cajaladaha ayaa waxaa uu ku dhex arkay 2,400 oo sawir oo muujinaya bur-burkii soo gaaray daarihii mataatanaha ahaa ee magaalada New York, kuwaasi oo la weeraray 11 September 2...
Thursday, June 20, 2019
Qaramada Midoobay Oo Eedayn Culus U Jeedisay Dhaxal Sugaha Sucuudiga
Riyaad(Berberatoday.com)-Waxaa jira caddaymo loo qaateen ah oo muujinaya in Amiirka leh dhaxalka boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan iyo masuuliyiin kale oo sarsare kuwaas oo shaqsiyaad ahaan loogu qabsan karo dilkii wariye...
Shirkada Facebook Oo Lacag U Gaar Ah Sameysanaya
New York(Berberatoday.com)-Facebook ayaa wajahaya walaac caalami ah oo ku saabsan go’aankeeda ah in la soo saaro lacag digital ah oo u gaar ah, oo loo yaqaan ‘Libra’.
Shabakaddan bulshada ku wada xidhiidho ayaa sheegaysa ...
Wednesday, June 19, 2019
Nin Maalqabeen Ah Oo Jaamacad Ugu Deeqay In Kabadan 150 Milyan Oo Doolar
London(Berberatoday.com)-Jaamacadda Oxford ee ku taalla UK ayaa aqbashay deeq lacageed oo aad u badan si ay u samayso mac’had cusub oo lagu barto anshaxa caqliga macmalka ah, waa dhaqaalihii ugu badnaa ee mar qura wada socda ee ...