Haweenayda Congress-ka Mareykanka Kujirta Ee Ilhaan Cumar Oo La Ganaaxay
USA(Berberatoday.com)-Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa lagu eedeeyay in dhaqaalaha ololihii doorashadii Mareykanka u adeegsatay si gaar ah.
Guddiga maamula dhaqaalaha ee Minnesota ayaa sheegay in...