“Sacuudiga Waxay U Faa’iidaynayaan Yahuudda..” Dawlada Iran
Tehran(Berberatoday.com)-Iran ayaa ku eedeysay Sacuudiga inay kala qeybsanaan ka abuurayaan gobolka si ay ugu faa’iideeyaan Israel, kadib markii boqortooyada ay marti-gelisay kulan madaxeed ay leeyihiin hogaamiyayaasha Carabta i...
Jawigii Hargeysa Ee Caawa Oo Kale Iyo Gudo-galkii SNM 31 May 1988
Caawa oo kale oo ay taariikhdu tahay 31-May waxa ay ku beegantahay 31kii May,1988, taas oo ahayd habeenimadii ciidamadii Mujaahidiinta ahaa ee SNM caawa oo kale oo saq dhexe ahayd ka dhex hilaaceen gudaha Magaalda Hargaysa oo ...