Daawo Muuqalka”Waddani Oo Ka Hadley Ciidamadii Somaliland Ka Goostey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Khadar Xussen Cabdi ayaa waxaa uu si adag u cambaareyey xadhiga ay xukuumadu muddo bil ka badan ay wali xabsiga ugu sii hayso gudoomiyihii garabka dhali...