Xukuumadda Oo Boodhadh Ay Hargeysa Ku Dhejisay Ugu Jawaabtay Prof Samatar
Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada Hargeysa waxa lagu dhejiyay boodhadh waaweyn oo ay ku xardhan yihiin sawirrada madaxweynihii hore ee Somaliland AHUN Maxamed X Ibraahin Cigaal iyo Kofi Anan oo soo noqday xoghayaha guud ee Qara...