Dib U Habayn Laga Bilaabay Garoonkii Diyaaradaha Magaalada Boorama
Borama(Berberatoday.com)-Iyadoo mudooyinkii u danbeeyay laga dhursugayay dhismaha iyo furitaanka garoonka diyaaradaha ee magaalada Boorama ee Aadan Isaaq, ayaa waxaa maanta dib u habayn balaadhan ka bilaabay garoonkaasi masuuliyii...