Bilyaneer Saddex Caruura Ku Waayay Weerarradii Dalka Sri Lanka Kadhacay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Saddex kamid ah afarta canug ee uu dhalay maalqabeenka u dhashay Denmark ee Anders Holch Povlsen ayaa ku dhintay qaraxyadii Axadii lala beegsaday dalka Sri Lanka, sida uu BBC u xaqiijiyay afhayeen u hadl...