-
Sidee Ayay Warbaahinta Asmara Iyo Addis Ababa Uga Hadleen Socdaalka Weftiga Ereteriya Ee Hargeysa ?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warbaahinta dawladaha Itoobiya iyo Ereteriya, ayaa warbixino ka qoray socdaalka uu Wasiirka arrimaha dibadda Ereteriya iyo la taliyaha madaxweynaha Cismaan Saalax iyo Yemane Gebreab ay ku joogaan magaala...
Thursday, March 21, 2019
-
“Madaxwayne Muuse Hadii Uu Ardaygii Axmed Siilanyo Ahaa Casharada Badh Baa Ka Maqnaa…” Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire ayaa wareysi Dheer oo laga qaadey ku sheegay hadii uu madaxweyne Siilanyo ardeygiisa ahaa Madaxweyne Muuse Biixi ay casharo badan ka maqan yahiin
Halkan Hoose Ka Daawo...
Thursday, March 21, 2019
-
Hay’adda Oxfam Oo Baaq Ka Soo Saartay Xaaladda Abaareed Ee Somaliland Iyo Somalia!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Haayada Oxfom ayaa soo saaray war murtiyeed ay kaga hadlayso xaalada abaareed ee sood saartay deegaanada Somaliland iyo somaliya
Qoraalka kasoo baxay haayada Oxfom ayaa lagu faah faahiyay xaalada abaa...
Thursday, March 21, 2019
-
Warar Dheeraada Oo Laga Helayo Xaalada Magaalada Muqdisho Iyo Shaqaalaha Beesha Caalamka Iyo Ajaanib Kale Oo Ka Baxaya
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xaalada Amaan Ee Goobaha ay gacanta ku hayaan maamulka madaxwayne farmaajo Ayaa kasii daraysa kadib markii ay 24 Sacadood ee lasoo dhaafay ay iskaga baxeen magaalada Muqdisho qaar ka mid ah shaqaalah...
Thursday, March 21, 2019
-
“Somaliland Hadii Aanay Dib Ulasoo Noqoto Madaxbanaanideeda,Maanta Waxba Kamay Duwanaateen Somaliya, Hargeysana Ciidamo Shisheeye…”Cali Guray.
Somaliland: Waan Asqaysanahee Ku Aaway!
1991kii markii Somaliland ay dib ula soo noqotay madaxbanaanideeda may jirin dawlad soomaaliyeed qaranimadii soomaaliyeed ee ku timi midnimadii 1qii July 1960kiina kamay dambayn dhamaadki...
Thursday, March 21, 2019
-
Dalka Finland Oo Noqday Dalka Loogu Farxada Badanyahay Dunida
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warbixinta farxadda dunida ee Qaramada Midoobey “World Happiness Report” oo soo baxday maanta ayuu dalka Finland sanadkana mar kale noqday dalka ugu farxada badan dunida.
...
Thursday, March 21, 2019
-
“Aniga Oo Ka Mid Carabta Iyo Hindida Degan Magaalada Berbera Labada Qarni”Maayar Cabdishakuur Cidin Haduu Wax Dhacayo Wuxu Dhici Lahaa Guryihii Ilma Gadhcase Ee 35-ka Sanadood Uu U Ilaalinayey W/Q Coečh Xasan Saalax(Xasan Hindi)
"Aniga oo ka Mid carabta iyo hindida degan magaalada berbera labada qarni Deganaa"
Waxan Halkan Ka Cadeenayaa Aqoonta Fiican Ee Aan U Leeyahay Maayar Degmada Berbera C/shakuur Maxamuud Xasan Cidin Mudo 25 Sano Ah Ayaanu Isku xa...
Wednesday, March 20, 2019
-
Daawo Muuqalka”Cuqaal,Waxgarad Iyo Dhalinyaro Madaxweynaha Iyo Wasiirka Biyaha Ku Hambalyeeyay Magacaabista Maareyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Cuqaal,Waxgarad Iyo Dhalinyaro Madaxweynaha Iyo Wasiirka Biyaha Ku Hambalyeeyay Magacaabista Maareyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Berbera
https://youtu.be/fXOluoVlccc
...
Wednesday, March 20, 2019
-
Daawo Muuqalka”Qoyska Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Ee Iscasilay Oo Ka Cabanaya Ciidamo Habeenkii Xalay Guriga Ugu Daatay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Qoyska Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Ee Iscasilay Oo Ka Cabanaya Ciidamo Habeenkii Xalay Guriga Ugu Daatay
https://youtu.be/j3cXE0EBeT8?t=228
...
Wednesday, March 20, 2019
-
Wasiir Faratoon Oo Ka Hadlay Warbixintii Aljazeera, Meeshana Ka Saaray In Dahab Shiil Ku Lug Lahaa Heshiiskii Dp World
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirguddoonka baarlamaanka Somaliland ayaa uu kulan la qaatay wasiirka arimaha dibada ee Ereteriya Cismaan Saalax Maxamed, waxaanay guddoomiyayaasha labada gole la hadleen warbaahinta ka dib markii uu ...
Wednesday, March 20, 2019
« Previous Page — Next Page »