Ninkii Nasiibka Badnaa Ee Ka Badbaaday Shilkii Diyaaradda Itoobiya
Nairobi(Berberatoday.com)-Nin u dhashay dalka Giriiga ayay ka tagtay diyaaraddii burburtay ee Ethiopian Airlines kadib markii uu soo daahay 2 daqiiqo oo kaliya, islamarkaasna ay shaqaalaha garoonka gacan ka siin waayeen in u...
Mareykanka Oo War Ka Soo Saarey Diyaarada Boeing 737 Max 8
USA(Berberatoday.com)-Maamulka Duulimaadyada Dawladda ee Maraykanka ayaa u sheegay shirkadaha diyaaradaha in ay rumeysan yihiin in diyaaradda nooca Boeing 737 Max 8 ay tahay diyaarad la isku haleyn karo ka dib markii laba diyaarad...