-
Baarlamaanka Britain Oo Markale Niyad Jabiyay Raysal Wasaare Theresa May
London(Berberatoday.com)-Xildhibaannada Britain ayaa ka soo horjeedsaday qorshihii u dambeeyay ee dawladdu ay ku doonaysay in looga baxo Midawga Yurub.
Ra’iisulwasaare Theresa May ayaa xaqiijisay in Baarlamaanku ay Arbacada u...
Wednesday, March 13, 2019
-
Dagaal Laba Maleeshiyaad Udhexeeya ka Dhacay Magaalada Gaalkacayo Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawace Uu Sobobay! G
Gaalkacyo(Berberatoday.com)-Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal uu waaberigii saaka uu ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo.
Dagaalka ayaa dhexmaray labo maleeshiyaad deegaanka ah, ...
Wednesday, March 13, 2019
-
Waa Kuwee Waddamada Hawadooda Ka Mamnuucay Diyaaradda Boeing 737?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah dalalka reer Galbeedka ayaa soo saaray amar ay hawada dalalkooda uga mamnuucayaan inay ku duusho diyaaradda ay soo saarto shirkadda Boeing ee nooceedu yahay 737 MAX 8.
Waddamada Shiinah...
Wednesday, March 13, 2019
-
Xukuumada Oo Shaacisay Wakhti Dheerada Oo Lagu Daray Bedelaada Lambarada Gaadiidka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Gadiidka Somaliland Cabdillahi Abokor Cismaan ayaa waxaa uu shaaciyey in muddo cusub uu ku daray xiliga bedelada Lambarada Baabuurta waxaana ay sheegen in xiligaasi ka bilaabi doono bish...
Wednesday, March 13, 2019
-
Ninkii Internet-Ka Sameeyay Oo Ka Deyrinayay Xaalada Internet-ku Maraayo
USA(Berberatoday.com)-Sir Tim Berners-Lee oo ah ninka soo hindisay adeegga bogga internet-ka ee loo yaqaanno Web-ka ayaa wareysi uu siiyay BBC-da ku sheegay in loo baahan yahay tallaabo ay dunida oo isku duuban u qaaddo sidii loog...
Tuesday, March 12, 2019
-
Faransiiska Oo Kusoo Biiray Loolanka Ka Jira Geeska Africa Iyo Madaxweye Macron Oo Jabuuti Ka Dagay , Itoobiya Iyo Kenya-Na Tagi Doona
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Faransiiska Emanuel Macron ayaa muujinaya sida ay xukuumadiisa muhiim ugu tahay xoojinta saameynta dhaqaale iyo tan ciidan ee dalka Jabuuti, wuxuuna soo gaaray caasimadda dalkaasi.
W...
Tuesday, March 12, 2019
-
Al-Shabaab Oo Ku Dhawaaqday Inay Dishay Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Ciidamada Mareykanka
Moqdisho(Berberatoday.com)-War rasmi ah oo kasoo baxay taliska ciidamada Al-Shabaab ayaa lagu faah faahiyay dagaal culus oo xalay saqdii dhexe ka dhacay deegaan katirsan Sh/Hoose.
Al-Shabaab waxay xaqiijisay inay dagaalkii xala...
Tuesday, March 12, 2019
-
“Meel Inoo Nooli Ma Jirto , Bari Iyo Galbeed Meel Walba Wey Qiiqeysaa ..”Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamud Aadan”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu ka deyriyey xaalada uu dalku wakhtigan maraayo waxaana uu sheegay in aaney jirin meel inoo nooli oo meel walba dagaal iyo abaa...
Tuesday, March 12, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Berbera Iyo Hawl Wadeenada Dawlada Hoose Oo Shaqo Wado Banayna Ka Bilaabay Xaafada Isku Raranta Ah Ee Wada Jir
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Berbera Iyo Hawl Wadeenada Dawlada Hoose Oo Shaqo Wado Banayna Ka Bilaabay Xaafada Isku Raranta Ah Ee Wada Jir
https://youtu.be/uUJgP-mkyJc
&nbs...
Tuesday, March 12, 2019
-
“Waxaa Maanta Muuqata Dhamaan Astaamihii Lagu Garan Jiray Dawladaha Dumaya ..” Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani oo maanta warbaahinta la Hadley ayaa sheegay in xukuumadu ay aargoosi cadow tinimo ka muuqato ay ku hayso taageerayaasha xisbiga Waddani
Sidoo kale xoghayaha ayaa w...
Tuesday, March 12, 2019
« Previous Page — Next Page »