Akhriso Qisadda Heesta Onkod Roobku Ma Daayo” Qalinka Khadar Jacayl
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Axmed Saleebaan Bidde oo ka mid ah Abwaanadda Soomaaliyeed ayaa ka sheekeeyey qisadda ay ku timi heesta Onkod ee uu ku luuqeeyo Fannaanka Cabditahliil Warsame. Islamarkaanna wuxuu sheegay in qisad...