Qarax Xoogan Oo Goordhaweyd Ka Dhacay Magaalada Moqdisho
Muqdisho(Berberatoday.com)-Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax gaadhi oo daqiiqado ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho
Qaraxa ayaa ka dhacay bar Koontorool oo ku taal Tiyaatarka qaranka kuna dh...