Macbad Ay Yuhuud Leeyihiin Oo Ay Dad Muslimiin Ah Daryeelaan Iyo Sababta
Kolkata(Berberatoday.com)-Macbad ay Yuhuuda ku lahaan jireen gobolka Kolkata ee dalka Hindiya ayay muddo dheer daryeelkiisa iyo dayactirkiisa gacanta ku hayaan dad Muslimiin ah, kuwaas oo fac ka fac sidaas soo samayn jiray.
Mac...
Wednesday, March 6, 2019
Qof Isxaan Uu Sameeyay Ku Helay 1.5 Bilyan Oo Doolar
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qofka ku guulaystay bakhtiyaanasiibkii ugu badnaa ee abid Maraykanka laga bixiyo oo 1.5 bilyan oo doolar ah, ayaa isxaan sameeyay oo qof iska hormariyay isaga oo tigit ka gadanayay South Carolina, sida a...