Markale Iskuma Soo Sharaxayo Madaxweynenimo “Hillary Clinton”
New York(Berberatoday.com)-Hillary Clinton ayaa meesha ka saartay in ay markale isu soo sharaxayso xilka madaxweynenimada Maraykanka sannadka 2020-ka.
“Ma tartamayo, balse si joogto ah ayaan uga hadli doonaa waxyaabaha aan aa...