Muuqaalka Roobabkii Guga Oo Ka Curtay Deegaano Katirsan Gobolka Gabiley
Gabiley(Berberatoday.com)-Xarmaadka eebe ayaa ka curtay deegaano kamida gobolka gabiley gaar ahaan magaalada tog wajaale oo uu maanta ka da,ay roob ay bulshadu ku qabowsatay kaasi oo aad arkayso bulshada oo farxad iyo rayn rayn ku...
Sunday, March 3, 2019
Nin Loo Haystay In Uu Dhintay Oo Muuqaal Soo Duubay
Mali(Berberatoday.com)-Hoggaamiyaha kooxaha jihaad doonka ah ee dalka Mali ayaa dib ugasoo muuqday muuqaal uu soo duubay, dhowr bilood kadib markii masuuliyiinta dalkaasi ay sheegeen in la dilay.
Geerida Amadou Koufa ayaa s...