|
Warar
-
Daawo Muuqalka”Doodii Jimcaha Ee BBC-da Oo Ku Saabsan Muranka Badda Ee Somaliya Iyo Kenya
London(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Doodii Jimcaha Ee BBC-da Oo Ku Saabsan Muranka Badda Ee Somaliya Iyo Kenya
https://youtu.be/bN9luWF50N4
Berberatoday.com...
Saturday, February 23, 2019
-
Cunaqabateyno Noocee Ah Ayay Kenya Kusoo Rogi Kartaa Soomaaliya
Muqdisho(Berberatoday.com)-Waxaa maalin kahor ay dowladda Kenya si cad u sheegtay in aysan Soomaaliya marnaba gacanta u galin doonin xitaa qeyb yar oo ka mid ah dhulka ay ku fadhiso xuduudda badda ee ay ku muransan yihiin.
Keny...
Friday, February 22, 2019
-
Waa Sidee Xaalada Biyo Helida Shacabka Magaalada Berbera Xiligan, Warbixin Muuqaal Ah Daawo
Berbera(Berberatoday.com)-Waa Sidee Xaalada Biyo Helida Shacabka Magaalada Berbera Xiligan, Warbixin Muuqaal Ah Daawo
https://youtu.be/vUAJ7AzHP9w?t=104
Berberatoday.com...
Friday, February 22, 2019
-
“Kulmiye Waa Xisbi Iska Shakisan Gudihiisa , Shacabka Somaliland-na Ka Shakisan ..”Musharax Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga UCID Axmed Cabdi Muuse Abyan
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Kulmiye Waa Xisbi Iska Shakisan Gudihiisa , Shacabka Somaliland-na Ka Shakisan .."Musharax Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga UCID Axmed Cabdi Muuse Abyan
https://youtu.be/UzeWIIFXxOc?t=49
...
Friday, February 22, 2019
-
Aas Qaran Oo Hargeysa Loogu Sameeyay Marxuum Maxamed-Rashiid Sheekh Xasan Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qeyb Galay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kumanaan ka tirsan dadweynaha ku nool hargeysa iyo dad kale oo ka kala yimid magaalada borama iyo magaalooyin kale ayaa ka qayb galay maanta jimcaha 22.2.2019 aaska alla ha u naxariistee Maxamed-rashiid ...
Friday, February 22, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Weftigiisii Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtey Kadib Booqasho Laba Cisho Qaadatay Uu Ku Joogay Dalka Itoobiya+Daawo Sawirada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo booqasho laba maalmood qaadatay ugu maqnaa dalka Itoobiya, ayaa maanta kusoo guryo noqday caasimadda Somal...
Friday, February 22, 2019
-
Burundi Oo Ku Hanjabtay Inay Ciidammadeeda Kala Bixi Doonto Soomaaliya
Moqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda Burundi ayaa ku hanjabtay inay la bixi doonto dhammaan ciidammadeeda shanta kun ee ka jooga Soomaliya, haddii Midowga Afrika uu ku adkeysto kunka ciidammada Burundi ee laga saarayo Soomaaliya dh...
Friday, February 22, 2019
-
Daawo Muuqalka”Mayarka Berbera Cabdishakuur Cidin Oo Ka Sheekeeyay Qiso La Yaab Leh Oo Cisbataalka Berbera Ku Qabsatay Xili Hore Iyo Halka Xaalkiisa Maanta Marayo Uu Isbarbar Dhig Ku Sameeyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mayarka Berbera Cabdishakuur Cidin Oo Ka Sheekeeyay Qiso La Yaab Leh Oo Cisbataalka Berbera Ku Qabsatay Xili Hore Iyo Halka Xaalkiisa Maanta Marayo Uu Isbarbar Dhig Ku Sameeyay
...
Friday, February 22, 2019
-
Gabadh Yar Oo Agoon Iyo Rajo Ah Oo Ku Nool Goday Oo Farsamadeeda Lala Yaabay
Goday(Berberatoday.com)-Gabadh yar oo agoon iyo rajo ah oo ku nool magaalada Goday ayaa dad badan ka yaabisay ka dib markii ay arkeen farshaxan ay samayso iyo han sare oo ay nolosha ka leedahay.
Hibo Ugaas Caafi ayaa waraaqo iy...
Friday, February 22, 2019
-
Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Oo Dhambaal Tacsi ah Udiray Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Dr Maxamed Rashiid Oo Caawa Ku Geeriooday Magaalada Hargaysa.
Tacsi Madaxweyne Ku Xigeen: 21/02/2019
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), oo ...
Friday, February 22, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|