-
Daawo Muuqalka”Wasiir Hore Oo Ganacsi Noociisu Ku Cusub Yahay Somaliland Hargeysa Ka Sameeyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee biyaha Xukuumadii Madaxweyne Siilanyo Xussen Cabdi Boos ayaa waxaa uu magaalada Hargeysa ka Furay Ganacsi noociisu cusub yahay kaas oo ah isku bedelka lacag gaha oo hab Online ah duniga...
Saturday, February 23, 2019
-
Imaraadka Carabta Oo War Cusub Ka Soo Saarey Maalgashiga Ay Somaliland Ku Sameeyaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in Jamhuuriyadda Somaliland ay hoggaaminayso dalalka Afrika ee ay siiyaan maalgashiga tooska ah.
Warsidaha East African Business Week , ayaa daabacday maant...
Saturday, February 23, 2019
-
Fannaanka Farax Murtiile Oo Ku Dhiirraday Arrin Aanay Ragga Somalidu Ku Badnayn Qabashadeeda
Garoowe(Berberatoday.com)-Inta badan Soomaalida Fannaaniinta xirfaddoodu waxay ku saleysan tahay dhinaca fanka iyo Suugaanta, laakiin Faarax murtiile oo ah fannaan caan ka ah bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda wuxuu BBC-da u sheegay ...
Saturday, February 23, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Saaka Booqasho Uga Tagay Ex Madaxweyne Siilanyo+Daawo Sawirada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuuse Biixi Cabdi ayaa Booqasho iyo Salaan Ugu tegay Saaka Madaxweynihii hore ee Qaranka Somaliland, ahna Aas-aasaha Xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamud(Siilanyo)
...
Saturday, February 23, 2019
-
Daawo Muuqalka”Faadumo Siciid Oo Dhaliishay Safarkii Madaxweyne Biixi Ee Itoobiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Marwo Faadumo Siciid xoghayaha arimaha dibada ee xisbiga Waddani ayaa waxaa ay si adag u dhaliishay safarkii madaxweyne Bixii ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya oo ay ku sifeysay mid hoos u...
Saturday, February 23, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Ururka Alxadaara Ee Carabta Iyo Hindada Somaliland Ku Midoobeen Oo Garoonka Diyaaradaha Hargeysa Lagu Soodhaweeyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Ururka Alxadaara Ee Carabta Iyo Hindada Somaliland Ku Midoobeen Oo Garoonka Diyaaradaha Hargeysa Lagu Soodhaweeyay
https://youtu.be/jOB6Qe7X8tU?t=1
&n...
Saturday, February 23, 2019
-
Qaar Ka Mid Ah Ergooyinka Ka Qeyb Galaya Shirka Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Gadhey Boorama
Borama(Berberatoday.com)-Waxaa magaalada Boorama ee Xarunta gobolka Awdal si habsamileh uga socda qaban qaabada shirweynaha Xisbi xaakimka talada dalka haya ee Kulmiye, iyadoona ay halkaasi gaadheen qaar ka mid ah ergooyinkii shir...
Saturday, February 23, 2019
-
Shaqaale Iyo Macalimiin Ka Tirsanaa Jaamacada Alpha Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleed Bari Ee Burco
Burco(Berberatoday.com)-Ugu yaraan sadex qof ayaa ku dhintay halka afar qof oo kalena ay ku dhaawacmeen shil gaadhi oo maanta ka dhacay duleedka kaantaroolka bari ee magaalada Burco.
Sidoo kale gaadhigan oo ahaa nooca loo yaqaa...
Saturday, February 23, 2019
-
Madaxweynaha Sudan Oo Ku Dhawaaqay Xaalad Deg Deg , Xukuumadiisna Kala Diray
Khartoum(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Sudan Cumar Albashiir waxa uu ku dhawaaqay Xaalad deg deg ah muddo hal sano ah.
Waxa uu kala diray xukuumaddii heer qaran. Waxa uu kala diray xukuumadihii gobollada.
Waxa uu sheegay in u...
Saturday, February 23, 2019
-
Daawo Muuqalka”Aas Qaran Oo Magaalada Hargeysa Loogu Sameeyey Marxuum Maxamed Rashiid
Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland waxaa maanta aas qaran oo uu ka qeyb galay madaxweyne Biixi loogu sameeyey Marxuum Maxamed Rashiid oo xalay Hargeysa ku geeriyoodey
Halkan Hoose Ka Daawo Muu...
Saturday, February 23, 2019
« Previous Page — Next Page »