-
Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Dilay Iyo Xarakada Alshabaab Oo Masuuliyada Dilkaas Sheegtay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre ayaa toogasho lagu dilay ka dib markii lagu weeraray gaarigiisa.
Koox ku hubeysan Bastoolado ayaa rasaas ku furay mudanaha ka tirsanaa baarlamaanka Soomaaliya, xilli u...
Saturday, February 23, 2019
-
Madaxweynaha Dawlada Xamar Maxamed Cabdillahi Farmaajo Oo Dalka Masar Safar Kutagay Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Masar si ay uga qayb-galaan Shir Madaxeedka dalalka Carabta iyo Midowga Yurub oo berri k...
Saturday, February 23, 2019
-
Daawo Muuqalka”Horumarka Ka Socda Magaalada Berbera Ee Mayar Cabdishakuur Cidin Hormoodka Uyahay Iyo Jidadka Laamiga Casriga Ah Ee Ilaa Bada Galay+Dalxiisyaashii Oo Kusoo Qulqulaya Xeebata Batalaale
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Horumarka Ka Socda Magaalada Berbera Ee Mayar Cabdishakuur Cidin Hormoodka Uyahay Iyo Jidadka Laamiga Casriga Ah Ee Ilaa Bada Galay+Dalxiisyaashii Oo Kusoo Qulqulaya Xeebata Batalaale
&n...
Saturday, February 23, 2019
-
Haayado Gargaar Oo Sheegay Inay 725,000 Shacabka Somaliland Kamidi Macaluul Iyo Haraad Uliitaan”Daawo Wartbixin Muuqal Ah
Nairobi(Berberatoday.com)-Haayado Gargaar Oo Sheegay Inay 725,000 Shacabka Somaliland Kamidi Macaluul Iyo Haraad Uliitaan"Daawo Wartbixin Muuqal Ah
https://youtu.be/jdlB_ru7ZNg?t=8
&nb...
Saturday, February 23, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Somaliland Oo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Gobalka Gabilay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley oo ay socdaal shaqo k...
Saturday, February 23, 2019
-
Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo La Sheegay Inuu Warqadii Iscasilaada Madaxweynaha U Gudbiyey?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guugulaha geeska oo ah bog dhexe oo lagu daabaco wargeyska Geeska Afrika oo kasoo baxa magaalada hargeysa ayaa saaka sheegay in wasiir ka tirsan xukumadda somaliland uu warqadii is-casilada u gudbiyay ma...
Saturday, February 23, 2019
-
“Haddii Lagu Adkaysto Dib U Midaynta Somaliland Iyo Soomaaliya Waxay Keenaysaa Khatar Ah Inay Dhiirigeliso Dhul Raadin Amni Darro Keenta” Dr Michael Rubin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dr. Michael Rubin, oo ah madaxa machadka American Enterprise Institute, ayaa dawladda Maraykanka ugu baaqay in la joogo wakhtigii ay aqoonsan lahayd qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland, waxaana caalamka...
Saturday, February 23, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wefti Uu Hogaaminayo U Ambabaxay Gobolada Galbeedka Somaliland
Gabiley(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi oo socdaal shaqo ugu ambo-baxay Gobollada Galbeedka Somaliland ayaa si diiran Loogu soo dhaweeyey deegaannada u dhexeeya Magaalooyinka Hargeysa iyo Gabiley.
...
Saturday, February 23, 2019
-
Xisbiga Kulmiye Oo Kaadh Bixintii Shirka Golaha Dhexe Uraray Borama Ogaysiisna Udiray Xubnihii Aan Kaadhadhkoodii Qaadan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Kulmiye Oo Kaadh Bixintii Shirka Golaha Dhexe Uraray Borama Ogaysiisna Udiray Xubnihii Aan Kaadhadhkoodii Qaadan
https://youtu.be/o1khwOson0Y?t=82
&n...
Saturday, February 23, 2019
-
Saddex Haween Ah Oo Baddelay Wajiga Siyaasadda Mareykanka Iyo Madaxweyne Trump Ku Dawakhay Ujawaabi Dooda
USA(Berberatoday.com)-Alexandria Ocasio-Cortez, Ilhaan Cumar iyo Rashida Tlaib waxaa lagu soo doortay doorashadii xilliga dhexe ee Mareykanka ka dhacday bishii Nofembar ee sannadkii hore.
Dabcan shaqada way ku cusub yihiin laak...
Saturday, February 23, 2019
« Previous Page — Next Page »