-
Mayarka Degmada Gabiley Xabsiga Oo Xabsiga Utaxaabay Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim Oo Tv-ga Eryal Uga Soo Warama Gobolkaas Iyo War Bixin Xaqiiqa Uu Mayarku Ka Damqaday
Gabiley(BErberatoday.com)-Mayarka Degmada Gabiley Xabsiga Oo Xabsiga Utaxaabay Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim Oo Tv-ga Eryal Uga Soo Warama Gobolkaas Iyo War Bixin Xaqiiqa Uu Mayarku Ka Damqaday
https://youtu.be/F46EJS...
Sunday, February 24, 2019
-
Sucuudiga Oo Haweenay U Magacaabay Danjirehiisa Maraykanka
USA(BErberatoday.com)-Sucuudiga ayaa sheegay in Amiiradda Riima Bint Bandar ay noqon doonto danjirahiisa cusub ee dalka Maraykanka, taas oo aha haweenaydii ugu horraysay ee boqortooyadu xil danjirenimo u magacawdo.
Magacaabidee...
Sunday, February 24, 2019
-
Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Oo Tareen Ku Tagaya Dalka Vietnam Iyo Ujeedada Safarkiisa
Kuuriya(Berberatoday.com)-Warbaahinta qaranka Kuuriyada Waqooyi ayaa waxa ay xaqiijisay in hogaamiye Kim Jong-un uu u kicitimay shirka uu Vietnam kula yeelanayo Madaxweynaha waddanka Mareykanka Donald Trump.
Warbixinn lagu baah...
Sunday, February 24, 2019
-
Daawo Muuqalka”Abwaanada Somaliland Oo Shir Isugu Yimi Arimo Miihimana Kaga Hadlay
Hargeysa(BErberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Abwaanada Somaliland Oo Shir Isugu Yimi Arimo Miihimana Kaga Hadlay
https://youtu.be/yGbZchTS1Us?t=494
...
Sunday, February 24, 2019
-
Musharaxii Looga Guuleystay Doorashadii Puntland Oo Muqdisho Socdaal Kutagay +Daawo Sawirada
Muqdisho(Berberatoday.com)-Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaadhasy Asad Cusmaan Diyaano oo ahaa Musharaxii Looga guuleystay wareegii ugu dambeeyay doorashadii ka dhacday magaalada Garowe ee maamulka Puntland.
Asad Diyaano ...
Sunday, February 24, 2019
-
Daawo Muuqalka”Dhalinyaro Reer Berbera Oo Soo Bandhigay Qaab Difaaca Nafta Oo Heer Sareeya
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dhalinyaro Reer Berbera Oo Soo Bandhigay Qaab Difaaca Nafta Oo Heer Sareeya
https://youtu.be/_XcgpcEdCxI
Berberatoday.com...
Saturday, February 23, 2019
-
Daawo Muuqalka”Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Yeelatay Goob Duurjoogta Lagu Xanaaneeyo Oo Dalxiis Ahaana Loo Tago
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Yeelatay Goob Duurjoogta Lagu Xanaaneeyo Oo Dalxiis Ahaana Loo Tago
https://youtu.be/dsHkecyqs0o?t=11
Berber...
Saturday, February 23, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Seylici Oo Borama Lagu Soodhaweeyay
Borama(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Seylici Oo Borama Lagu Soodhaweeyay
https://youtu.be/wullouvxeaU
Berberatoday.com...
Saturday, February 23, 2019
-
“Waqooyiga Hargeysa Waxa Ka Socota Arrin U Eeg Ta Ka Socota Dhulka Falastiin Ee Dadka Lagu Deegaamaynayo…” Odayaal Hargeysa Ka Hadlay Ayaa Sidaa Yidhi”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxgarad iyo odayaal ayaa waxa ay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ku eedeeyay in uu deegaamaysi ka bilaabay deegaano waqooyiga ka xiga magaalada Hargeysa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
&n...
Saturday, February 23, 2019
-
Xukuumada Somaliland oo Shaacisay Inay Soo Dhaweynayso In Dawlada Itoobiya Dhex-dhexaadiso Soomaaliya
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Todobaadkan horaantiisii, ayay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ay Magaalada Addis Ababa uga wada hadlay isbedellada gobolka geeska Africa iyo wad...
Saturday, February 23, 2019
« Previous Page — Next Page »