-
Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo Walaac Ka Muujiyay Dib U Dhac Markale Ku Yimaada Doorashooyinka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdiraxmaan Ismaaciil Xuseen “Cadami”, ayaa walaac xoogan ka muujiyay dib u dhac markale ku yimaada qabsoomida Doorashooyinka Somaliland, isagoona sheegay in uu sii xoogaysanayo dareenka la ...
Thursday, February 21, 2019
-
Madaxwaynaha DDS oo Gaadhay Magaalada Sheed Dheer Ee Degmada Aw-Barre
Sheed-dheer(Berberatoday.com)-Waxaa magaalada Sheed dheer ee katirsan degmada Aw-bare lagu soo dhaweeyay Wafti uu hogaaminayo madaxwaynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar.
Soo dhawaynta madaxwayne Mus...
Thursday, February 21, 2019
-
Amnesty International oo War-saxaafadeed Ka Soo Saartay Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hay”adda xaquuqal iinsaanka caalamiga ah ee (Amnesty International), ayaa maanta war-saxaafaadeed ay soo saartay waxa ay ku cambaareeyay xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo mudo ka badan bilk u xidhan...
Thursday, February 21, 2019
-
Akhriso”Dharaaro Xasuustood Iyo Proffesor Maxamed Siciid Gees
Maxamed Siciid Gees
Warsan iyo weedhsan ii soo waceey, warsan iyo weedhsan ii soo waceey Amina Fayr
Waxa la yidhi, haddii nin geel uu la joogi jiray ka tago oo geel kale doonto wax keliya ee uu korodhsadaa waa hashaasna m...
Thursday, February 21, 2019
-
Daawo Muuqalka”Shacabka Magaalada Laascanod Oo Bilaabay Dhismayaal Bilicsan Oo Indhaha Soo Jiidanaya Iyo Xarumo Ganacsi Oo Qurxoon
Lascanod(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shacabka Magaalada Laascanod Oo Bilaabay Dhismayaal Bilicsan Oo Indhaha Soo Jiidanaya Iyo Xarumo Ganacsi Oo Qurxoon
https://youtu.be/fiuvituPW0U?t=27
&n...
Thursday, February 21, 2019
-
Halkan Ka Akhriso Qisada Dameer Ceel Ku Dhacay Oo La Doonay In Lagu Aaso Iyo Mucjadii Ka Danbaysay
Dameer u lahaa nin beeraleey ah in badanna uu ku shaqaysanayey ayaa ku dhacay ceel uu beerooluhu lahaa oo uu ilaaway in uu daboolka saaro.
Ninkii beeraleyda markii uu arkay ceelka uu ku jiro dameerkiisi iyo sida ay u adag tahay...
Thursday, February 21, 2019
-
Madaxtooyada Somaliland Oo Iminka War Saxafeed Cusub Ka Saartey Kulankii Shalay Ee Biixi Iyo Abiy Ahmed
Hargeysa(Berberatoday.com)-Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay uga mahadcelinaysaa Dawladda Federaal-ka iyo shacabka Itoobiya sidii milgaha iyo maamuuska lahayd ee ay u soo dhaweeyeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane M...
Thursday, February 21, 2019
-
Madaxwayne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Xuska Maalinta Dhalinyaradda Somaliland Oo Hargeysa Lagu Qabtay+Daawo Sawirada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada Hargeysa waxaa siweyn looga xusay maalinta dhalinyaradd Somaliland taasi oo loo asteeyay 20/2/2019.
Waxaana socodka luga subaxnimadii Shalay (Maanta) ku maray inta u dhaxeysa xarunta wasaara...
Thursday, February 21, 2019
-
Askari Maraykan Ah Oo Qorsheeyay Weerar Argagixiso Iyo Halkuu Ku Qaadaayey
USA(Berberatoday.com)-Askari ciidammada ilaalada xeebaha Maraykanka ka tirsan ayaa la xiray isaga oo looga shakisan yahay in uu qorshaynayay weerar argagixiso, sida ay muujinayso xog maxkamadeed.
Booliiska ayaa guriga Christoph...
Thursday, February 21, 2019
-
Madaxweyne Trump Oo Dalka Maraykanka Ka Hor Istaagay Gabadh Dawladda Islaamka Ku Biirtay
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in dalka laga hor istaagay gabadh ku biirtay kooxda isku magacawda Dawladda Islaamka oo borobogaandadooda fidin jirtay.
Isaga oo Twitter soo qoray ay...
Thursday, February 21, 2019
« Previous Page — Next Page »