-
Daawo Muuqalka”Gudida Caafimaadka Gobolka Saaxil Oo Abaal Marino Gudoonsiiyay Shaqaalaha Caafimaadka Gobolka Kuwii Ugu Waxtarka Badnaa Iyo Masuuliyiin Isugu Jira Wasiiro Iyo Maamulka Degmada Oo Kala Qeyb Galay
Berbera(Berberatyoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudida Caafimaadka Gobolka Saaxil Oo Abaal Marino Gudoonsiiyay Shaqaalaha Caafimaadka Gobolka Kuwii Ugu Waxtarka Badnaa Iyo Masuuliyiin Isugu Jira Wasiiro Iyo Maamulka Degmada Oo Kala Qeyb...
Wednesday, February 20, 2019
-
“Dhalinyaradii Somaliland Waxaa Looga Gacan Haadinayaa Soomaaliya…” Muj Boobe Yuusuf Ducaale”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Muj Boobe Yuusuf Ducaale ayaa waxaa uu maanta sheegay in dhalinayaradii reer Somaliland looga gacan haadinayo dalka Somaliya iyada oo loo sameynaayo balan qaadyo uu been ku sheegay
Halkan Hoose Ka D...
Wednesday, February 20, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Oo Sheeegay Wakhtiga Rasmiga Ah Ee La Bilaabayo Jidka Isku Xidhaya Berbera Iyo Wajaale
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Oo Sheeegay Wakhtiga Rasmiga Ah Ee La Bilaabayo Jidka Isku Xidhaya Berbera Iyo Wajaale
https://youtu.be/xHJOvsv1jU0
&nb...
Wednesday, February 20, 2019
-
Warshada Saabunta ILAYS Ee Burco Oo Markii Uhoreysay Badeecadeeda Ka Dajisay Dekeda Muqdisho Iyo Wasiirka Ganacsiga Dawlada Xamar Oo Soodhaweeyay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Warshadda Taydha Ilays ee ku taalla Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer ayaa maanta markii ugu horreysay Dekadda Muqdisho ka soo dejisay wax-soosaarkeeda saabunaha kala duwan.
Wasiirka Ganacsiga iyo W...
Wednesday, February 20, 2019
-
Raysal Wasaaraha Itoobiya Abyi Ahmed Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi+Daawo Sawirada
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu galabta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatey raysal wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed
Kulanka ayaa waxa uu noqon doona kii ugu horeeyey ee ay wada qaata...
Wednesday, February 20, 2019
-
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Diiday Inuu Kulan La Yeesho Madaxweynaha Dawlada Xamar Maxamed Cabdillai Farmaajo
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Wararka Kasoo baxaya Safarkii Madaxweyne Somaliland ayaa sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi diiday hindise Dawladaha itoobiya. Eriteria Iyo Jabuuti dabada ka riixaysay oo la xidhiidha inay Kulan ...
Wednesday, February 20, 2019
-
Maayirka Boorama iyo Masuuliyiinta Dawlada Hoose oo Hawl Galo Ka Bilaabay Jidka Isku Xidha Magaalooyinka Boorama iyo Dila
Borama(Berberatoday.com)-Maayirka magaalada Boorama Saleebaan Xasan Xadi oo ay wehelinayaan masuuliyiinta Dawlada hoose ee Degmada Boorama, ayaa maanta waxa ay hawl galo wado balaadhin ah ka bilaabeen wadada hawl bowlaha ah ee isk...
Wednesday, February 20, 2019
-
Halkan Ka Daawo Soodhaweyn Meeqaamkeedu Sareeyo Oo Madaxda Dawlada Itoobiya Ku Qaabileen Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Weftigii Uu Hogaaminaayay
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayey oo Lagu Soo Dhaweeyey Dalka Itoobiya
Hargeysa-20-02-2019-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey, ...
Wednesday, February 20, 2019
-
Siyaasiyiin Mucaaradi Jiray Siilaanyo Oo Ka Aamusay Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ammaanay siyaasiyiinta aanu xukuumaddiisa ku darin ee aan mucaaradada kala hor iman. Waxa uu sheegay in siyaasiyiinta ka aamusan xisbi ahaan iyo xukuumad a...
Wednesday, February 20, 2019
-
“Madaxweyne Ma Haboona In Xiligan Lagu Jiro Aad Madaxtooyo Ka Dhisato Xafadaada..” Siyaasi Cabdi Haybe”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka mid ah hogaanka sare ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ku dhawaaqay xaalad biyo yaraan ah oo ka jirta deegaanada gobalka Hawd.
Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo w...
Wednesday, February 20, 2019
« Previous Page — Next Page »