|
Warar
-
Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Duruufta Shaqaalaha, Xilli Aanay Weli Mushahar Qaadan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in shaqaalaha dawladdu ku shaqeeyo mushahar aad u hooseeya marka la eego saacadaha ay shaqeeyaan. Waxa uu tilmaamay in ay dalka ugu shaqeeyaa...
Wednesday, February 20, 2019
-
Al Shabaab Oo Weerartay Ciidamo Itoobiyan Ah Iyo Tirada Dhimashada
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wararka laga helayo magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka laba qarax lagu weeraray ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya oo marayay bartamaha magaaladaas.
Dad ku sugan Baardheere ayaa ...
Wednesday, February 20, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Ka Warramay Natiijada Safarkiisii Turkiga
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Ka Warramay Natiijada Safarkiisii Turkiga
https://youtu.be/9iY-TQs7hrE
Berberatoday.com...
Wednesday, February 20, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta U Dhoofay Dalka Itoobiya+Daawo Sawirada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta booqasho rasmi ah ugu ambo baxay dalka Itoobiya, kaddib markii ay marti-qaad rasmi ah ka heleen ra’iisal wasaara...
Wednesday, February 20, 2019
-
Daawo Muuqalka”Haayadaha DRC IYo UNHCR Oo Daawo Iyo Qalab Caafimaad Ugu Deeqay Cisbataalka Berbera Iyo Wasiir Kuxigeenka Caafimaadka Oo Ka Gudoomay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Haayadaha DRC IYo UNHCR Oo Daawo Iyo Qalab Caafimaad Ugu Deeqay Ciusbataalka Berbera Iyo Wasiir Kuxigeenka Caafimaadka Oo Ka Gudoomay
https://youtu.be/8BLq2am6zrg
...
Wednesday, February 20, 2019
-
“Sida Uu Distoorku Dhigayo, Waa In Saxaafadda La Ixtiraamaa”Ex Wasiir Cabdilahi Geel Jire
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geel-Jire),oo Xukuumaddii hore ee Axmed Siillaanyana ka soo qabtay xilal Wasiirnimo ayaa sheegay in Dastuurku Somaliland aanu ogolayn in xoriyada Saxaafadda...
Wednesday, February 20, 2019
-
Agaasimaha Cibsitaalka Hargeysa Oo La Sheegay In Xilka Laga Qaadayo Iyo Masuulka Lagu Bedelayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha cisbitaalka Hargeysa Dr. Axmed Cumar Askar, ayaa la sheegay in la filayo in xilka laga qaado, iyadoo xilkiisa loo magacaabi doono masuul kale.
Warar uu Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay...
Wednesday, February 20, 2019
-
Dawlada Jabuuti Oo La Sheegay Inay Gacan Ka Gaysanayso Dhismaha Wadada Isku Xidhi Doonta Somaliland Iyo Jabuuti
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada gaashaandhiga somailan ayaa ka warbixiyay safar uu dhawaan ku tagay dalka jabuuti iyo kulamo uu layeeshay madaxda dalka jabuuti iyo saraakiil ka tirsan midowga africa ,
Wasiirka aya...
Wednesday, February 20, 2019
-
Berbera”Marxuum Ka Shaqaynaayay Dhismaha Guri Fooqa Oo Geeriyooday Kadib Markii Wiish Kusoo Go,ay
Berbera(Berberatoday.com)-Sida La Sheegay Marxuum Magaciisa Lagu Sheegay Maxamuud Cisman Cawad Oo Ka Mid Ahaa Wadayaasha Wiishashka Shirkada Dhismaha Ee Daryeel Ayaa Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Berbera Ka Dib Markii Ay Ku Soo ...
Wednesday, February 20, 2019
-
Masuul Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Dhaliilo Culus Ku Hurgufay Golaha Wasiirada Madaxwayne Biixi, Soona Jeediyay In Aan Markale Xisbiga Lagu Wareejin Beesha Bariga Burco
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdale Maxamed Faarax (jirde) oo ka tirsan xisbi xaakimka kulmiye ayaa dhaliilo culus Usoo jeediyay Golaha Wasiirada Xukuumada Madaxwayne Muuse biixi isaga oo sheegay in aanay ahayn kuwo tayo ...
Tuesday, February 19, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|