-
Xeer-ilaalinta Oo Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Usoo Gudbisay Eeda Abwaan Cabdiraxmaan Abees Iyo Qodobada Lagu Soo Eedeeyay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xafiiska Xeer ilaalinta somaliland ayaa mudo bil iyo dheeraada kadib maxkamada gobolka maroodi jeex usoo gudbisay eeda Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo loo xidhay suugaan uu ku cabiray dareenkiisa.
Xeer i...
Tuesday, February 19, 2019
-
“Golaha Guurtida Waxaan Leeyahay Khilaaf Diimeed Dalka Ha Galinina..”Sheekh Maxamed Cabdi Daa’uud”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Cabdi Daa,uud oo ka mid ah culimada reer Somaliland ayaa waxaa uu golaha guurtida ugu baaqay in aaney dalka galinin khilaaf diimeed isla markaana waxaa uu si adag uga hadley guddida culima...
Tuesday, February 19, 2019
-
Daawo Muuqalka”Proffesor Cali Khaliif Galaydh Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaar Caasimada Hargaysa Ee Cigaal International
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Proffesor Cali Khaliif Galaydh Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaar Caasimada Hargaysa Ee Cigaal International
https://youtu.be/B-0vufKgXe0
...
Tuesday, February 19, 2019
-
Daawo Muuqalka”Warbixin Laga Diyaariyey Muddo Dhaafka Golaha Guurtida Iyo Nidaamka Buuxinta Kuraasta Banaanaata.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Warbixin Laga Diyaariyey Muddo Dhaafka Golaha Guurtida iyo Nidaamka Buuxinta Kuraasta Banaanaata.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/8F6-Ip05vVA
&nb...
Tuesday, February 19, 2019
-
16 Gobol Oo Mareykanka Ah Oo Maxkamad La Tiigsanaya Madaxweyne Trump
USA(Berberatoday.com)-16 gobol oo ka mid ah maamullada gobollada Mareykanka ayaa magdhow weydiisanaya maamulka Madaxweyne Donald Trump, ka dib ku dhawaaqiddiisii xaaladda deg degga si uu dhaqaale ugu helo derbi uu doonaayo in laga...
Tuesday, February 19, 2019
-
” Ragii Kulmiye Laga Saarey Ha La Soo Celiyo..”Ex Wasiir Axmed Xaaji Cali Cadami”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee wasaarada gaashandhiga Somaliland oo maanta warbaahinta la Hadley waxaa uu ku baaqay in xisbiga Kulmiye dib loogu soo celiyey siyaasiyiin hore xisbigaasi laga saarey oo ku dhawaaqey gar...
Tuesday, February 19, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Filaayo Inuu Bari Safar Ugu Baxo Itoobiya Iyo Masuulyiinta Ku Wehelineysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maalinta berri ah la filayaa inuu u safro a magaalada Addis-ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.
Warar xog ogaal ah oo soo gaahey Ilaysnews.com ayaa she...
Tuesday, February 19, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiir Kuxigeenka Caafimaad Somaliland Oo Kormeeray Cisbataalada Berbera Qalab Caafimaadna Ka Gudoomay Haayada DRC
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiir Kuxigeenka Caafimaad Somaliland Oo Kormeeray Cisbataalada Berbera Qalab Caafimaadna Ka Gudoomay Haayada DRC
https://youtu.be/KZATaVt1ME4
...
Tuesday, February 19, 2019
-
Daawo Muuqalka”Qalab Cusub Oo Shirkada DP World Ukeentay Adeega Rarka Iyo Roga Dekeda Berbera Iyo Maamulka Oo Kawar Bixiyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Qalab Cusub Oo Shirkada DP World Ukeentay Adeega Rarka Iyo Roga Dekeda Berbera Iyo Maamulka Oo Kawar Bixiyay
https://youtu.be/W1ldeVIkz4U
 ...
Tuesday, February 19, 2019
-
War Deg Deg Ah”Shirkii Golaha Dhex Ee Xisbigga KULMIYE Oo Dib U Dhac Ku Yimid Iyo Sababta Uu Ka war Bixiyay Axmed Cabdi Dheere
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Axmed Cabdi Dheere ayaa waxa uu sheegay in dib u dhac ku yimi qabsoomidii shirka golaha dhaxe ee xisbigaas.
Guddoomiye Axmed Cabdi Dheere waxa uu sheeg...
Tuesday, February 19, 2019
« Previous Page — Next Page »