-
Wasiirka Arimaha Dibada Kenya Oo Looga Yeedhay Baarlamaanka Dalkaasi
Nairobi(Berberatoday.com)-Baarlamaanka dalka Kenya ayaa u yeedhay wasiirka arrimaha dibadda Kenya haweeneyda lagu magaacabo Moniko Jumo si wax looga weydiiyo xidhiidhka dalalka Kenya iyo Soomaaliya.
Haweeneyda Wasiirka Arrimaha...
Tuesday, February 19, 2019
-
Xukumada Somaliland Oo Ka Hadashey Khilaafka Ka Dhex Qarxay Somaliya Iyo Kenya Iyo Dhinaca ay Taageertay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa si kooban uga hadashay khilaafka diblomaasiyadeed ee soo kala dhex galay dalalka Soomaaliya iyo Kenya.
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon),...
Tuesday, February 19, 2019
-
Maxaa Ka Jira In Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga Uu Iibsanayo Kooxda Manchester United?
Jiddah(Berberatoday.com)-Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa war ka soo saartay hadal in muddo ah la isla dhex marayay oo ku saabsan in dhaxal sugaha boqortooyada, Maxamed Bin Salmaan uu doonayo inuu iibsado kooxda Manchester Unite...
Tuesday, February 19, 2019
-
Daawo Muuqalka”Ganacsatada Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay Inay Joojiyeen Qaadka Ay Ka Keeni Jireen Dalka Kenya
Moqdisho(Berberatoday.com)-Ganacsatada qaadka ka soo iibsata dalka Kenya ee keena magaalada Moqdisho ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in ay gabi ahaan-ba joojiyeen qaadkii ay Kenya ka keeni jireen isla markaana ay ku badesheen qaadka d...
Tuesday, February 19, 2019
-
Xildhibaan Buubaa Oo Ujawaabay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Iyo Madaxweynaha Puntland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha gudida dabagalka Hantida qaranka ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Wasiirka waxbarashada Soomaaliya ahna gudoo...
Tuesday, February 19, 2019
-
Maal-qabeenno Swedish Ah Oo Somaliland Uyimi Arrimo Ganacsi Oo Xukuumadda La Kulmay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti Iskugu jiray Maal qabeeno udhashay dalka sweden oo uu Weheliyo Safiirka somaliland Ufadhiya Dalka Sweden Ambasador Sakariye Xasan Wacays ayaa maanta kulamo kala duwan la yeeshay masuuliyiinta wasaa...
Tuesday, February 19, 2019
-
Abaabulka Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Caasimada Hargeysa Oo Kaliya Ka Socda Iyo Xubnihii Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka Laga Dul Guuray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbil Xaakimka Kulmiye oo sideedii sanadood ee Udanbeeyay Dalka Somaliland Hogaaminaayay islamarkaana talada hayay ayaa waxa 23 ilaa 24 bishan uu Xarunta Gobolka Awdal Ku Qabsanaya shirkii 6aad ee golah...
Tuesday, February 19, 2019
-
Madaxwayne Trump Oo Qeylo Dhaan U Dirsaday Wadamada Yurub
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa UK iyo waddamada kale ee Yurub ee xiriirka kala dhaxeeyo u sheegay in dib ay ugu soo laabtaan dagaalka lagula jiro kooxda isku magacaawday Khilaafada Islaamka.
Tru...
Tuesday, February 19, 2019
-
“Kuma iibsaneyno madax-bannaanideena dhuleed ganacsiga Qaadka’’ Ganacsatada Qaadka Kenya
Nairobi(Berberatoday.com)-Ganacsatada Qaadka ee Kenya ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay joojiyaan Qaadka ay u dhoofiyaan Soomaaliya, haddii ay dowladda Soomaaliya sii wado muranka dhinaca sohdinta badda iyo xiisadda diblomaas...
Tuesday, February 19, 2019
-
Daawo Muuqalka”XDukumada Somaliland Oo Ka Hadashay Socdaal Uu Madaxwayne Mustafe Cagjar Uu Ku Yimid Wajaale
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa waxaa uu ka Hadley madaxweynaha Dawlad deeganka Somalida Itobiya oo shalay magaalada Wajaale yimid una soo talaabey dhinaca Somalil...
Monday, February 18, 2019
« Previous Page — Next Page »