-
Taariikhda Iyo Xogta Muranka 10 Sano Jirsaday Ee Badda Somaliya Iyo Kenya
Nairobi(Berberatoday.com)-Muranka Kenya iyo Soomaaliya ee xadka badda waxaa uu haatan socdaa ku dhawaad 10 sano, wuxuuna ku saleysan yahay sida loo cabbirayo xadka badweynta Hindiya ee labada dhinac.
Soomaaliya waxay dooneysaa ...
Monday, February 18, 2019
-
Madaxwaynihii Hore Ee Dawklada Xamar Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Kenya Iyo Somaliya Ka Dhex Qarxay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo ah hoggaamiyaha Xisbiga UPD ayaa soo dhoweynayay mowqifka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee ka jawaabida cabashada Kenya, isagoo adkeeyay in Sooma...
Monday, February 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Warbixin Laga Diyaariyey Muddo Dhaafka Golaha Guurtida iyo Nidaamka Buuxinta Kuraasta Banaanaata.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Warbixin Laga Diyaariyey Muddo Dhaafka Golaha Guurtida iyo Nidaamka Buuxinta Kuraasta Banaanaata.
https://youtu.be/8F6-Ip05vVA
Berbe...
Monday, February 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Siyaasi Siciid Sulub Oo Sheegay In Gobolka Daadmadheedh Uu Dib U Dhac Ka Muuqo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Siciid Sulub ayaa waxaa uu maanta sheegay in gobalka Daadmadheedh uu dib u dhac xoogani ka muuqdo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/1MpWiN35YVg
...
Monday, February 18, 2019
-
Xukumada Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxwaynaha Puntland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka biyaha Somaliland Md Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa waxaa uu jawaab adag ka bixiyey hadal dhawaan ka soo yeedhay madaxweynaha cusub ee Puntland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
&nbs...
Monday, February 18, 2019
-
”Doorasho Dalka Ka Dhacay 2019 Ma Jirto…” Cali Guray”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Guray oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu sheegay in aaney jirin doorasho dalka ka dhacaysa sanadka 2019 balse umada been loo sheegaayo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka...
Monday, February 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Masuul Iska Casilay Xil Uu Ka Hayey Wasaarada Maaliyada Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulihii Cashuuraha Bariga Ee Qeybta Xafalada New Hargeysa ayaa waxaa uu maanta iska casilay xilkaas isaga oo eedeymo culus-na u jeediyey Agaasimiha Waaxda Cashuuraha Bariga ee wasaarada Maaliyada
...
Monday, February 18, 2019
-
“Aqbali Meyno Eedeymaha Kureyda Yar Yar Ee Waddani ..” Wasiir Buuni”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir ku xigeenka wasaarada qorsheynta qaranka Somaliland Eng Xussen Buuni ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey eedeymo maalmihii ugu danbeeyey uga imaaneyey xukuumada iyo madaxweyne Biixi-ba masuulyiin k...
Monday, February 18, 2019
-
Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire Muxuu Ka Yidhi Garabka Badbaada Xisbiga Kulmiye?Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Geel Jire ayaa waxaa uu sheegay in aanu isagu ku jirin garabka bad baadinta xisbiga Kulmiye oo shalay Hargeysa lagaga dhawaaqey isla markaana uu u arko in aaney jirin waxa uu u sii dabo socdo xis...
Monday, February 18, 2019
-
Madaxweyne Biixi Oo Maanta Fagaare Xaglo Toosiye Ku Amaaney + [ Muuqaal ]
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo maanta xadhiga ka jaraayey dhisme cusub oo cisbitaalka Hargeysa lagu kordhiyey ayaa waxaa uu amaaney Ex Wasiir Xaglo Toosiye oo ka soo qeyb galay xadhig ja...
Monday, February 18, 2019
« Previous Page — Next Page »