-
Koox kubada Cagta Ciyaarta Oo Taariikhda Markii Uhoreysay Lagaga Badiyay 20 Gool Iyo Eber
Italy(Berberatoday.com)-Haddii aad isleedahay kooxdaadu natiijo xun ayay keentay toddobaadkan bal marka hore fikir ka dibna fiiri waxa qabsaday kooxda Pro Piacenza.
Kooxdan oo ka dheesha horyaalka Serie C ee dalka Talyaaniga ay...
Monday, February 18, 2019
-
Somaliland: Tirada Qoxooti Itoobiyaan Ah Oo Xukuumaddu Dalka Ka Saartay Iyo Qorsheyaasheeda Mustaqalka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Somaliland ayaa sheegtay inay waddo qorshe Dalkooda dib loogu celinayo Qoxootiga u dhashay Dalka Itoobiya ee Somaliland ku sugan.
Dawladda Somaliland ayaa sheegtay inay illaa hadda Dalka Itoo...
Monday, February 18, 2019
-
Dawlada Kenya Oo Sadex Shuruudood Ku Xidhay Soo Celinta Xidhiidhka Soomaaliya”Daawo Muuqal
Nairobi(Berberatodayu.com)-Sida ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta dalka Kenya, Kenya ayaa ku xidhtay Somaliya shuruud sadex qodob ka kooban si xal looga gaadho muranka diblomaasiyadeed ee dhinaca badda ee labada wadan ka dha...
Monday, February 18, 2019
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Lagu Kordhiyey Cusbitaalka Guud ee Hargeysa+Daawo Muuqal Iyo Sawiro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Xadhigga ka jaray dhismeyaal cusub oo laga hirgeliyey gudaha Cusbitaalka Hargeysa, kuwaas oo wax weyn ka tari doona baahiyaha uu cusbitaalku qabo...
Monday, February 18, 2019
-
Safiirkii Dawlada Xamar Ufadhiyey Dalka Kenya Oo Muqdisho Ka Soo Degay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Garoonka diyaaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa soo cagadhigatay diyaarad siday Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, kaddib markii dowladda Kenya ay ku amartay in uu dalkiisa d...
Sunday, February 17, 2019
-
Daawo Muuqalka”Ramaax Cali Hayste Oo Eedo Culus Ujeediyay Shirkada DP World Uu Sheegay Inay Lacago Ku Kordhisay Ganacsatada Somaliland Iyo Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Uu Sheegay Inay Ku Fashilantay La Xisaabtan Shirkada
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ramaax Cali Hayste Oo Eedo Culus Ujeediyay Shirkada DP World Uu Sheegay Inay Lacago Ku Kordhisay Ganacsatada Somaliland Iyo Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Uu Sheegay Inay Ku Fashilantay La...
Sunday, February 17, 2019
-
Daawo Muuqalka”Qaabkii Wariyaha Dhexdhexaadnimada Iyo Soo Jeedinta Quruxda Badan Ee Wararka Lagu Majeeran Jiray Ee Axmed Cabdi Nuur Barnaamijyada Iyo Wararka BBC-da Utabin Jiray
London(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Qaabkii Wariyaha Dhexdhexaadnimada Iyo Soo Jeedinta Quruxda Badan Ee Wararka Lagu Majeeran Jiray Ee Axmed Cabdi Nuur Barnaamijyada Iyo Wararka BBC-da Utabin Jiray
https://youtu....
Sunday, February 17, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xuska Magaalooyinka Itoobiya Oo Lagu Qabtay Magaalada Jig Jiga Iyo Dhacdooyin Xiiso Badan Oo Lagu Soo Bandhigay
Jigjiga(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xuska Magaalooyinka Itoobiya Oo Lagu Qabtay Magaalada Jig Jiga Iyo Dhacdooyin Xiiso Badan Oo Lagu Soo Bandhigay
https://youtu.be/8T0SXzwXqmY
&n...
Sunday, February 17, 2019
-
Daawo Muuqalka”Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Lagu Qaabilay Xarunta Maxkamadda Dambiyada Caalamiga Ah Ee ICC
Jaaliyadda Somaliland ee dalka Holland oo xaflad soo dhawayn ah u sameeyey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed oo t...
Sunday, February 17, 2019
-
“Dhaawac Ayaa Ina Soo Gaadhaya Haddii Doorashadu Mar Dambe Dib U Dhacdo”Ex Wasiir Cumar Yare
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cumar Sheekh Maxamed Faarax (Cumar Yare), oo Xukuumaddii hore ee Axmed Siillaanyo xilal Wasiirnimo ka soo qabtay, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan khilaafka u dhexeeya ...
Sunday, February 17, 2019
« Previous Page — Next Page »