|
Warar
-
“Madaxweyne Boqol Baa Ka Dhimman Tayda”Waa Qiso Runa Oo Dhacday Iyo Xildhibaan Mooshin Quute Ah Oo Ka Sheekeeyay W/Q Yassin Ismail
MADAXWEYNE BOQOL BAA KA DHIMAN!
Sheeko Kale.
Waa sheeko uu iiga sheekeeyay nin xildhibaan golaha wakiilada ah oo qirsan inuu Motion quute yahau laakiin si kale fariid u ah indho adag u dhashay oo xigmad badan.
Magaciisa...
Sunday, February 17, 2019
-
AMISOM Oo Ku Dhawaaqday Go’aan Lagu Bartilmaameedsanyo Meelaha Ay Ururka Al Shabaab Kasoo Abaabulaan Weerarada!!
Muqdisho(Berberatoday.com)-Magaalada Muqdisho Ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay shir ay lahaayeen Madaxda Taliyayaasha AMISOM,Miltaraga Soomaaliya, wakiillo ka socday ,Qaramada Midoobey, Midowga Afrika iyo waddamada taageera Sooma...
Sunday, February 17, 2019
-
Xisbiyada Mucaaradka Oo Ka Digay Ku Xad Gudubka Xoriyatul-qawlka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiyada Mucaaradka ee UCID iyo Waddani, ayaa ka digay ku xad gudubka Xukuumadda ee madax banaanida Saxaafadda iyo xoritul qawalka, waxayna si gaar ah fariin ugu direen Madaxweynaha Somaliland Muuse B...
Sunday, February 17, 2019
-
Guddoomiye Ku-xigeen Wakiilada Oo Ka Hadlay Qaddiyadda Saami-qaybsiga Golahooda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiye ku xigeenka golaha wakiilada Somaliland Axmed Yaasiin Sh. Cali Ayaanle, ayaa dib u dhaca doorashada golaha wakiilada ku tilmaamay mid siyaasi ah loona baahan yahay in shacbiga Somaliland ay ...
Sunday, February 17, 2019
-
Daawo Muuqalka”Tartan Noociisu Cusub Yahay Oo Hargeysa Lagu Qabtey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Tartan Noociisu Cusub Yahay Oo Hargeysa Lagu Qabtey
https://youtu.be/WQan4prJMQk
Berberatoday.com...
Sunday, February 17, 2019
-
Dawladda Kenya Oo Xidhiidhka Diblomaasiyadeed U Jartay Dawladda Soomaaliya
Nayrobi(Berberatoday.com)-Dawladda Kenya ayaa xidhiidhka diblomaasiyadeed u jartay dawladda Soomaaliya, waxaanay u yeedhatay safiirka Kenya u jooga Muqdisho Danjire Lt. Gen. Lucas Tumbo, iyadoo sidoo kale caydhisay safiirka Soom...
Sunday, February 17, 2019
-
Xaaladda Ay Ku Sugan Yihiin 4 Kamid Ah Maal-Qabeenadii Sucudiga Ahaa Ee Loo Xidhay Musuq Maasuqa
Jiddah(Berberatoday.com)-Wargeyska Bloomberg ee kasoo baxa dalka mareykanka ayaa faafiyay warbixin ku saabsan xaaladda ay ku sugan yihiin 4 kamid ah maal qabeenadii u dhashay wadanka Sucudiga ee loo xidhay la xidhiidha Musuq maa...
Sunday, February 17, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Oo Magacaabay Khuburo Arimaha Biyaha Ka Shaqayn Doona
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Oo Magacaabay Khuburo Arimaha Biyaha Ka Shaqayn Doona
https://youtu.be/hEhwUhEBi6w?t=67
 ...
Saturday, February 16, 2019
-
Xayawaan Aan La Arag Muddo 100 Sanno Ah Oo Markale La Arkay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa markii ugu horeysay dib loo arkay xayawaan aan muddo 100 sanno ah lagu arag wadamada caalamka, isaga oo caan ku ahaa Qaaradan Afrika , sida lagu xusay warbixin kooban oo lagu daabacay wargeyska Dail...
Saturday, February 16, 2019
-
Wasiirro Ka Soo Laabtay Socdaal Ay Ku Tageen Jabuuti
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Eng Ciise Axmed Yuusuf(Xawar) iyo Wasiirka Qorshaynta Qaranka Cawaale Ibraahim Shirwac oo socdaal shaqo ku tagay dalka Jabuuti ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.
...
Saturday, February 16, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|