-
Xukuumadda Somaliland oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadal Ka Soo Yeedhay Maamulka Xamar
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ku habboon ka bixisay hadalkii shalay ka soo yeedhay dawladda aan iskeed isku maamuli karin ee Soomaaliya, oo shaacisay inay diwaan gelinayso hantida Ma Guurtadda ah ee ...
Saturday, February 16, 2019
-
Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Fariin U Diray Madaxweyne Biixi + [ Muuqaal ]
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari ayaa waxaa uu madaxweynaha Somaliland ugu baaqay inuu xidhiidhkiisu dhaafo Magaalada Jig Jiga oo uu xidhiidh wanaagsan la sameysato raysal wasaaraha dalka Itoobiya
Halkan ...
Saturday, February 16, 2019
-
Daawo Muuqalka”Siyaasiyiin Hargeysa Kaga Dhawaaqay Garabka Badbaadinta Dimuguraadiyada Xisbiga Kulmiye
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Siyaasiyiin Hargeysa Kaga Dhawaaqay Garabka Badbaadinta Dimuguraadiyada Xisbiga Kulmiye
https://youtu.be/qSeqL7PKMXk
Berbe...
Saturday, February 16, 2019
-
Xildhibaan Xukuumadda Kula Taliyay Inaanay Dhibaatayn Saxaafada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Yuusuf, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa Xukuumadda u soo jeediyey inay ilaaliso xoriyatul qawalka, isla markaana aanay ku xad gudbin madax banaanida Saxaaf...
Saturday, February 16, 2019
-
“Hogaaminta Muuse Biixi Waa Ta Ku Fikireysa Daaro Dhiso Dadkii Oo Abaaro La Il Daran” Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Xirsi ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay hogaaminta madaxweyne Muuse Biixi Cabdi .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/QdXEJEx...
Saturday, February 16, 2019
-
“Waa Laga Yaabaa In Madaxweyne Biixi Isaga Oo Aan War Buuxa Ka Heyn Saldhiga Inuu Sidaas Cabiray ..” Wasiir Sacad Cali Shire
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka maaliyada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa sheegay in saldhiga malitari ee Imaaraadka ay Somaliland siisay ay qiimo jabiyeen duruufaha Somaliland ku xeeran oo ay kow ka tahay aqoonsi la’aa...
Saturday, February 16, 2019
-
Djibouti Iyo Itoobiya Oo Kala Saxeexday In Gaasta Iyo Saliida Caydhin Ee Gobalka Soomaalida Laga Dhoofiyo Djibouti Iyo Dalabkii S/land Oo Meesha Ka Baxay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Itoobiya ayaa dalka Djibouti la saxeexatay heshiis ku saabsan in Gaasta laga helay gobalka Soomaalida ee Itoobiya laga dhoofiyo dekedaha Djibouti.
Djibouti iyo Itoobiya ayaa shalay ku kala sa...
Saturday, February 16, 2019
-
Daawo Muuqalka”Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanadka Qaranka Oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Magaalada Lowyo Cado Ee Gobolka Salel.
Layacado(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaran Daa,uud Axmed Faarax oo maalmihii udanbeeyay kormeer shaqo ku marayay Gobolada Awdal Iyo Salel ayaa gaadhay magaalo Xuduudeedka Lawyo Cado ee gobolka salel isagoo...
Saturday, February 16, 2019
-
War Deg Deg Ah”Hantidhawrka Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Xabsiga Dhigay Laba Masuul
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hantidhawrka Guud ee Qaranka Somaliland oo Baadhitaano hor leh ka waday Qaar kamida Xafiisyada Dawlada ayaa Saaka Subaxdii hore Xabsiga u Taxaabay Masuuliyiin kamida Laamaha dawlada.
Labada Masuul e...
Saturday, February 16, 2019
-
Daawo Muuqalka”Shaqaalaha Farsamayaaqanada Dhismaha Ee Berbera Oo Ka Cabanaya Ajaaniib Shaqadoodii Kala Wareegtay Iyo Balan Qaadkii Madaxweynaha Oon Fulin
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shaqaalaha Farsamayaaqanada Dhismaha Ee Berbera Oo Ka Cabanaya Ajaaniib Shaqadoodii Kala Wareegtay Iyo Balan Qaadkii Madaxweynaha Oon Fulin
https://youtu.be/5GaEDtwO5Ic?t=12
...
Saturday, February 16, 2019
« Previous Page — Next Page »