-
“Somaliland Waxa Ka Dhiman Uun, Hal Mar Oo Hogaamiye Run ah Oo Aragti fog lihi Uu Taladeeda Gacanta ku Qabto Kana Gudbiyo Marxaladdan Ay Ku Rafatay”Cali Guray. “
“Dunida Carabta Oo Dhan Tuunis Iyo Aljeeriya Ayuun bay Madaxwaynayaashoodu ku yimaadda doorasho, In kastoo Aljeeriya Xabiib Burqiiba oo Gaadhi curyaam lagu Riixayaa uu Markii Shanaad Musharax Yahay”Cali Guray.
Hargeysa(Berb...
Saturday, February 16, 2019
-
Dalka Mareykanka Oo Qorsheynaya Inuu Xasbiga Guantanamo Bay Uu Maxaabiis Hor-Leh Geeyo
USA(Berberatoday.com)-Saraakiisha dawladda Maraykanka ayaa ka baaraan degayada in qaar ka mid ah xubnaha argagixisada ah ee lagu qabtay dalka Siiriya la geeyo xabsiga Guantanamo Bay, kaas oo ay furnaanshihiisa si weyn loogu kala a...
Saturday, February 16, 2019
-
Daawo Muuqalka”Sheekh Aadan Siiro Oo Khudbadii Jimacaha Kaga Hadley Lacagtii Deynta Aheyd Ee Xukuumada Siilanyo Wareejisay
Hargesa(Berberatoday.com)-Aadan Siiro ayaa waxaa uu maanta khudbadii Salaada Jimce uu si adag uga Hadley lacagtii deynta aheyd ee xukuumadii Siilanyo ku wareejisay dawlada Muuse Biixi .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
...
Saturday, February 16, 2019
-
Wariye Axmed Cabdi Nuur Oo Ka Fadhiistey Shaqadii Idaacada BBC-da Iyo Ragii Xiisaha Iyo Xarakada Galin Jiray Wararka Iyo Barnaamijyada Idaacadaas Oo Ka Dhamaaday
London(Berberatoday.com)-Axmed Cabdinuur ayaa BBC-da ku soo biiray bishii June ee sanadkii 1996 wuxuuna noqday weriyaha Laanta Afka Soomaaliga ee magaalada Muqdisho. maadaama ay BBC-da soo wareejineyso barnaamijyadeeda ka imaan ji...
Saturday, February 16, 2019
-
Daawo Muuqalka”Ciyaar Xiiso Badan Oo Dhexmaray Ciyaartoyda Gobolada Togdheer Iyo Maroodi-jeex.
Burco(Berberatoday.com)-Masuliyinta Degmada Burco Ayaa Ka Galay Tartan Ciyaared Loo Qatay Qabtay Koox Ka Timid Malada Haraysa Iyo Laba Kooxod Ka Jira Burco.
Tartan Ciyaaredka Ayaa Ujeedadisu Ahayd Ishexgalka Dhalinyarada Goba...
Friday, February 15, 2019
-
Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Iyo Xubno Maayiro Ah Oo U Ambabaxay Jigjiga
Tog Wajaale(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud dhulka iyo Guryeynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale “Qambi” iyo wefti maayiro ah oo uu hogaaminayo, ayaa maanta ka ambabaxay magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaal...
Friday, February 15, 2019
-
Toos U Daawo: Dooda Jimcaha Ee BBC-da oo Lagu Faaqidayo Qadiyada Xadhiga Saxaafada Somaliland iyo Heerka Xuuqda Ra’iga H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Barnaamijka dooda Jimcaha ee BBC-da ee Maanta, ayaa waxa lagu faaqidayaa qadiyada xadhiga Saxaafada Somaliland iyo heerka xuquuqda ra’iga, Waxaana dooda marti ku yihiin Wasiir ku xigeeka arrimaha Gudah...
Friday, February 15, 2019
-
Madaxweyne Trump Oo Ku Dhawaaqi Doona Xaalad Deg Deg Ah Iyo Sababta
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa in uu ku dhawaaqo xaalad deg deg ah oo qaran si uu uga maarmo in Kongreska uu u ansixiyo lacag uu doonayo in uu ku dhiso xadka Mareykanka iyo Mekisko.
A...
Friday, February 15, 2019
-
Daawo Muuqalka”Al-Shabaab Oo Madaafiic Ku Weerartay Saldhig Ay Degan Yihiin Ciidamo Maraykan Ah
Moqdisho(Berberatoday.com)-Weerar madaafiic loo adeegsaday ayaa saaka lagu qaaday saldhigga ugu weyn ee ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin Soomaaliya oo ah Garoonka Balidoogle oo ku yaalla duleedka degmada Wanle-weyne ee gobolka...
Friday, February 15, 2019
-
Xildhibaan Shaqada Iskaga Casilay Sabab Dad Badan Ka Yaabisay
London(Berberatoday.com)-Xildhibaan ka tirsan baarlamanka dalka Slovenia ayaa xilka ka dagay ka dib markii uu dukaan ka xaday rooti, waxaana uu sheegay in shaqaalaha dukaanka ku yaalla Ljubljana ay u isku mashquuleen oo uu wax la ...
Friday, February 15, 2019
« Previous Page — Next Page »