|
Warar
-
Dhagayso”Wariye Cabdinuur Sheekh Maxamed Isaxaaq Oo 30 Sano Kadib Ka Fadhiistay Shaqada Idaacada BBC-da Laanteeda Afsomaliga Iyo Taariikhdiisoo Uu Kawaramay+Waxyaabihii Ugu Layaabka Badnaa Uu Sheegay
Hargeya(Berberatoday.com)-Laanta afka Soomaliga ee Idaacada BBC-da waxaa shaqadii uu ka hayey si rasmi ah ug fadhiistey kadib muddo 30 sanno ah oo uu ka shaqeynaayey wariye Abdinur Sheekh , waxaana uu ka sheekeyey arimihii ugu...
Friday, February 15, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Xuuto Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Sababta Ay SOLJA U Difaaci Weyday Wariye Cali Seenyo .
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee SOLJA ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyey sababta ay SOLJA u Difaaci weyday Wariye Cali Senyo oo dhawaan laga celiyey xadka Somaliland iyo dalka Jabuuti...
Friday, February 15, 2019
-
Daawo:- Shaqaalaha Ajaanibka ah oo wadanka ku soo badanaya iyo Wasaaradii shaqada iyo shaqaalaha oo awoodi kari weyday inay hor istaagto
Hargeysa (Berberatoday.com)- Kuliyadda NorthStar College oo lagu barto Luuqadda English oo qaab Casri ah ardayda loogu dhigo, isla markaana ay inta badan Macalimiintu yihiin Ajaanib u dhashay dalalka lagaga hadlo luqadda English, ...
Friday, February 15, 2019
-
Daawo: Jaaliyadda reer London ee Qurbo joogta ah oo Baaq U Diray Madaxwaynaha Dawlada Degaanka Somalida Etoobiya.Feb 15.19
Daawo: Jaaliyadda reer London ee Qurbo joogta ah oo Baaq U Diray Madaxwaynaha Dawlada Degaanka Somalida Etoobiya.Feb 15.19
...
Friday, February 15, 2019
-
Guddoomiyaha Dalada Sonsaf Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyay Qabsoomida Doorashada Wakiilada
Hargeysa(Berbertatoday.com)-Guddoomiyaha dalada Ururada aan dowliga ahayn ee SONSAF Anwar Cabdiraxmaan Warsame, ayaa walaac xoogan ka muujiyay qabsoomida Doorashada Golaha Wakiilada oo loo mudeeyay dabayaaqada sanadkan 2019-ka, Is...
Friday, February 15, 2019
-
Sadexdii Wasiir Ee Xamar Iska Dhiibay Oo La Sheegay Tagistooda Inay Sabab u Ahayd Warqadii Sirta Ahayd Ee Sirdoonka Somaliya Ka Soo Baxday Oo Saamayn Ku Yeelatay Iyo Qaar Ay Toos u Iftiimisay Oo Cabsi Badani Ku Jirto.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar xogogaala ayaa sheegaya in sadexdii wasiir ee maalmo ka hor u goostay dhankaa muqdisho ay ahaayeen kuwo dawlada taagta daran ee somaliya halkan uga hawlgali jiray islamarkaana ay warqadii sirta a...
Thursday, February 14, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiir Sacad, Oo Ku Haftay Suaalo Laga Waydiiyay Saldhiga Milatery Ee Berbera Oo La Sheegay In Madaxwaynuhu Lacag Ka Qaatay Iyo Dayntii $80 Malyan Ahayd.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiir Sacad, Oo Ku Haftay Suaalo Laga Waydiiyay Saldhiga Milatery Ee Berbera Oo La Sheegay In Madaxwaynuhu Lacag Ka Qaatay Iyo Dayntii $80 malyan Ahayd.
https://you...
Thursday, February 14, 2019
-
Daawo Muuqalka”Qoys Cabasho Xoogan Ka Muujiyey Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ay Ku Eedeyeen In Uu Dhul Xoog Kaga Qaadaayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mid ka mid ah beelaha degan deeganka Dumbuluq ee waqooyi bari kaga beegan magaalada Borama ayaa waxaa ay cabasho ka muujiyeen madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ku eedeyeen in uu dhul ka qaadaayo
Ha...
Thursday, February 14, 2019
-
Daawo Muuqalka”Garyaqaanada Udoodaya Abwaan Abees Oo Dhaliilay Xukuumda Iyo Xeer Ilaalinta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Labada Garyaqaan ee u doodaaya Abwaan Cabdiraxmaan Abees ayaa waxaa ay dhaliilo u jeediyeen xukuumada iyo xeer ilaalinta , isla markaana waxaa ay sheegeen in uu ku xidhan yahay sharci daro
Halkan Hoos...
Thursday, February 14, 2019
-
Qaladka Ka Dhasha Far Qoraalka Dhakhaatiirtu Caadaysteen Oo Sababta Dhimashada(7000)Oo Ruux Sanad Kasta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaladka ka dhasha far qoraalka dhakhaatiirta ayaa sanad walba dila 7,000 (todobo kun) oo qof sida ay sheegtay Hay'adda caafimaadka adduunka, (WHO) taasna waxaa sabab u ah farmashiilaha oo aanan fahmin qo...
Thursday, February 14, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|