-
Daawo Hordhaca”Barnaamij Uu Tv-ga HCTV Ka Sameeyay Deynta 80 Milyan Ee Dollar Ah Ee Laleeyahay Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Ayaa Lagu Wareejiyay Iyo Sida Wax Uga Jiraan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Hordhaca"Barnaamij Uu Tv-ga HCTV Ka Sameeyay Deynta 80 Milyan Ee Dollar Ah Ee Laleeyahay Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Ayaa Lagu Wareejiyay Iyo Sida Wax Uga Jiraan
https://youtu.be/6...
Monday, February 11, 2019
-
Daawo Muuqalka”Garsoorihii Xukunka Iyo Ganaaxa Ku Fuliyay Wargeyska Madaxa Banaan Ee Foore Iyo Masuuliyiintiisa Oo Ka Hadlay Eedaha Iyo Dacwadaha Loo Haystay Warbaahintaas
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Garsoorihii Xukunka Iyo Ganaaxa Ku Fuliyay Wargeyska Madaxa Banaan Ee Foore Iyo Masuuliyiintiisa Oo Ka Hadlay Eedaha Iyo Dacwadaha Loo Haystay Warbaahintaas
https://youtu.be/C...
Monday, February 11, 2019
-
Wasiirka Deegaanka Oo Sheegtay Inay Dadka Ajaanibka Ah Uga Digeen Inay Qashaan Duur-joogta Somaliland, Ka Dib Markii Nin Indho-yar Ahi Qashay Waraabe
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda degaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Somaliland, Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Bandare ayaa sheegtay inay digniin siiyeen Nin Ajaanib ah oo Qashay isla-markaana cunay dugaagga loo yaqa...
Monday, February 11, 2019
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Ka Xog-Waramay Shirar Caalami Ah Oo Uu Kaga Qaybgalay Dalka Holland
Holland(Berberatoday,com)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Aadan Xaaji Cali Axmed iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa shirar kala duwan oo caalami ah kaga qaybgalay magaalada Hegue ee dalka Holland (N...
Monday, February 11, 2019
-
Dalka New Zealand Oo Xaalad Dag Dag Ah Looga Dhawaaqay Iyo Sababta Keentay
New Zealand(Berberatoday.com)-Kumaan qof ayaa laga daad gureeyey magaaalo kutaal dalka New Zealand ayadoo dadka dabka damiyaa ay dadaal ugu jiraan sidii ay u bakhtiin lahaayeen dab ka kacay kaymo kuyaal Koonfurta dalkaas.
Dabka...
Monday, February 11, 2019
-
“Xayiraada Wargeysa Foore Waa Quful Ka Mida Qufulada Digtaatooriyada…” Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge oo ka mid ah Siyaasiyiinta Da’da yare, horena Xil Wasiir ku xigeen uga soo qabtay Xukuumaddii hore ee Kulmiye ayaa ka hadlay Weerarka Bahalnimadda ah ee lagu soo qaaday ...
Monday, February 11, 2019
-
Halkan Ka Akhriso Magacyada Xubanaha Golaha Wasiirada Putland Ee Kasoo Jeeda Gobolada Sool Iyo Buuhoodle+Saawirada Daawo
Waa kuwama xubnaha uga mid noqday golaha wasiirada Puntland ee Gobolada Laascanod Iyo Buuhoodle.
1=Wasiirka Caafimaadka Dr, Jaamac Faarax Xassan. Kasoo Jeeda LAASCAANOD
2= Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xusseen C...
Sunday, February 10, 2019
-
Madaxweynaha Putland Siciid Denni Oo Soosaaray Magacyada Golaha Wasiirada Maamulkiisa
Garowe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa caawa ku dhawaaqay Liiska gollihiisa wasiirada Puntland oo isugu jira wasiiro, wasiir Ku-xigeeno iyo wasiiru dowlayaal.
Agaasimaha Telefishanka dowladd...
Sunday, February 10, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sheegaya In Saldhiga Ciidan Ee Berbera Dawlada Imaaraatku Kiro Ka Bixiso Iyo Wasiir Sacad Cali Shire Oo Isna Sheegaya Inaan Wax Kiro Ah Laga Qaadin+Kala Hadalka Xukumada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi ayaa wakhti hore loo wax laga waydiiyay heshiiska Somaliland kula jiro dawlada emaraadka ayaa wuxu cadeeyay in saldhiga berbera Somaliland kiro ka qaado dawlada e...
Sunday, February 10, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xisbiga Waddani Oo Aas Qaran Oo Ay Ku Kaliyaysteen Usameeyay Abwaan Cabdillahi Xirsi Baarleex Iyo Xukumada Oon Kasoo Xaadirin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xisbiga Waddani Oo Aas Qaran Oo Ay Ku Kaliyaysteen Usameeyay Abwaan Cabdillahi Xirsi Baarleex Iyo Xukumada Oon Kasoo Xaadirin
https://youtu.be/3x1TIZzxKFY
...
Sunday, February 10, 2019
« Previous Page — Next Page »