-
Aale Ha Unaxariisto Marxuum Ismacil Cali Axmed(Kashiito)Oo Oslo Norway Ku Geeriyooday
Oslo Norway(Berberatoday.com)-Alle Ha Unaxariiste Waxa Magaalada Oslo ee Dalka Norway ku geeriyooday Marxuum Ismaaciil Cali Axmed Ismaaciil Kashiito oo ahaa Siyaasi iyo Samafale dadka jilicsan caawiyo kana katirsanaa Xisbiga Wadda...
Tuesday, February 12, 2019
-
Ganacsade Xalay Lagu Dilay Magaalada Boosaaso Isagoo Masaajidka Kasoo Baxay
Bosaso(Berberatoday.com)-Kooxo hubaysan ayaa xalay fiidkii Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari waxa ay ku dileen nin ganacsade ahaa, kaasi oo ka soo baxay masaajid uu Salaadii Cishaha ku soo dukaday.
Ninka la d...
Tuesday, February 12, 2019
-
Cabdiraxmaan Cirro Muxuu Ka Yidhi Weedhaha Is Khilaafsan Ee Madaxweyne Biixi Iyo Wasiir Sacad Cali Shire
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa su’aalo ka keenay hadallo is khilaafsan oo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo wasiirkii maaliyadda Dr Sacad ...
Tuesday, February 12, 2019
-
Daawo Muuqalka”Barnaamij Laga Sameeyey Mucaaridnimadii Madaxweyne Biixi Kala Hor Yimid Dhamaan Madaxweynayaashii Somaliland Soo Maray
Hargeysa(BErberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Barnaamij Laga Sameeyey Mucaaridnimadii Madaxweyne Biixi Kala Hor Yimid Dhamaan Madaxweynayaashii Somaliland Soo Maray
https://youtu.be/ZziDRcmGB40?t=75
...
Tuesday, February 12, 2019
-
“Dacwaddii Dhegaysiga Ee Foore Hadaanan Joogi Lahayn Waxa Uu Sheegayo Garsoorahu Waan Rumeysan Lahaa”Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa ka fal celiyay hadalkii shalay ka soo yeedhay garsoorihii xukunka xadhiga ah iyo ganaaxa lacageed ku riday Wargeyska Foore iyo masuuliyiintiisa oo shalay mar uu warbaah...
Tuesday, February 12, 2019
-
Madaxweyne Biixi Oo Kulan La Qaadanaya Guddida Doorashooyinka
Madaxweyne Biixi Oo Kulan La Qaadanaya Guddida Doorashooyinka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xubno ka tirsan Guddida Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Xogo wargeyska Waaberi helay ayaa tilmaam...
Tuesday, February 12, 2019
-
Weriye Aan Gacmaha Dhaqan Muddo 10 Sano Ah Iyo Sababta
USA(Berberatoday.com)-Weriye ka tirsa telefishinka Fox News ee dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Pete Hegseth ayaa xilli uu barnaamij tebiyay sheegay in muddo toban sano ah aanu gacmihiisa dhaqin, maadaama “jeermiska aanu ahayn...
Tuesday, February 12, 2019
-
Akhriso”Magac-yada Afar Wasiir Oo Xukuumadii Siilanyo Ka Tirsanaa Oo Moqdisho Ka Degay
HAfar Wasiir Oo Xukuumaddii hore Ee Kulmiye ka tirsanaa ayaa saaka si kedis uga degay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya, halkaasi oo ay illaa Hadda ku sugan yihiin.
Wasiir ku Xigeenkii hore ee Wasaaradda Caafim...
Tuesday, February 12, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Oo Afar Ceel Oo Shirkada DP World Maalgalisay La Wareegay Iyo Xaflad Berbera Loogu Qabtay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Oo Afar Ceel Oo Shirkada DP World Maalgalisay La Wareegay Iyo Xaflad Berbera Loogu Qabtay
https://youtu.be/dqKz6NKODLE
 ...
Monday, February 11, 2019
-
Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Iminka Magacaabis Sameeyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Waddani ayaa waxaa uu iminka magacaabey laba masuul oo xisbigaasi xilal ka qaban doona
Berberatoday.com...
Monday, February 11, 2019
« Previous Page — Next Page »