-
Daawo Muuqalka”Aqoonyahan Jamaal Cali Xussen Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Xukunka Lagu Riday Wargeys-ka Foore
Hargeysa(Berberatoday.com)-Jamaal Cali Xussen oo ka mid ah xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu sharci daro ku tilmaamay xukunka ay saaka maxkamada gobalka Maroodi-Jeex ay ku riday Wargeys-ka Foore
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Wark...
Sunday, February 10, 2019
-
Daawo Muuqalka”Qaar Ka Mida Haldoorka Somaliland Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Xukun Lagu Riday 20 Caruur Oo Darbi Jiif Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaybaha kala duwan ee bulshada u hadasha dadka liita iyo Darbi Jiifka, ayaa si adag uga hadley xukun dhawaan lagu riday 20 dhalinyaro ah oo darbi Jiif ah, Iyagoona talaabo foolxumo iyo boog ku tilmaamay ...
Sunday, February 10, 2019
-
Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Imtixaan Ka Qaadaysa Culimada Cilaajyada Dalka!
“Markaannu Hubinno Wadaaddada Aqoontooda Diineed, Waxaannu Wasaaradda Caafimaadka Kala shaqayn doonnaa xal u helidda arrimaha caafimaadka khuseeya..” Agaasimaha guud Ee Wasaaradda Diinta Aadan Cabdillaahi Cabdalla
Hargeysa(...
Sunday, February 10, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Gaashaandhiga Dalka Jabuuti Oo Qaabilay Wasiiro Ka Socda Somaliland Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.
Jabuuti(Berberatoday.com)-Wasiirka gaashaandhiga dalka jabuuti Ayaa xafiiskiisa ku qaabilayo wafti wasiiro ah oo ka socday Somaliland.
Waftigan ka socday Somaliland ayaa waxaa hogaaminayay wasiirka gaashaandhiga oo ay weheliyee...
Sunday, February 10, 2019
-
Itoobiya Miyey Ka Noqotay Saamigii Ay Ku Lahayd Dekeda Berbera?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka horumarinta Maaliyadda ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa soo bandhigay faahfaahino hor leh oo ku saabsan heshiiska Saddex Geesoodka ahaa ee u dhexeeyay Imaaraadka, Itoobiya iyo Somaliland e...
Sunday, February 10, 2019
-
Daawo Muuqalka”Masuulyiinta Wargeys-ka Foore Oo Ka Hadley Xukun Ay Maxkamadu Saaka Ku Riday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuulyiinta Wargeys-ka Foore ayaa waxaa ay si adag uga hor yimadeen xukun ay saaka ku riday maxkamada gobalka Maroodi-jeex
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/1AXuz-QsX7I
&n...
Sunday, February 10, 2019
-
“Wargeyska FOORE Oo Ahaa Wargeys Baahiyaha Bulshada Ka Hadla Xayiraadda La Saaray Waa Ayaan Darro weyn”..Guddoomiye Urur Suxufiyiinta SOLJa Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto”Daawo
Hargeydsa(Berberatoday.com)-“Wargeyska FOORE Oo Ahaa Wargeys Baahiyaha Bulshada Ka Hadla Xayiraadda La Saaray Waa Ayaan Darro weyn”..Guddoomiye Urur Suxufiyiinta SOLJa Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto"Daawo
https://yout...
Sunday, February 10, 2019
-
Askar Itoobiyaan Ah Oo Ku Dhintay Shil Diyaaraddeed
Khartuum(Berberatoday.com)-Saddex Askari oo ka tirsan ciidamada Itoobiya ee nabad ilaalinta u jooga dalka Koonfur Suudaan ayaa ku dhintay shil diyaaraddeed oo ka dhacay gudaha xeryo UN-ku leeyihiin.
Shilkan ayaa ka dhacay xero ...
Sunday, February 10, 2019
-
Xaalada Caafimaad Ee Madaxweyne Trump Oo War Cusub Laga Soo Saarey
USA(Berberatoday.com)-Dhakhtarka Aqalka Cad ayaa sheegay in madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu caafimaadkiisu aad u wanaagsan yahay, kadib markii lagu sameeyey baadhitaan caafimaad oo qaatay muddo afar saacadood ah.
Sean C...
Sunday, February 10, 2019
-
Xukuumada Madaxweyne Biixi Oo Iminka Xayiraad Ku Soo Rogtey Mid Ka Mid Ah Wargeys-yada Dalka Ka Soo Baxa .
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada Gobalka Maroodi-Jeex oo mudooyinkii ugu danbeysay gacanta ku haysay dacwado lagu soo oogay Wargeys-ka Foore oo ka soo baxa magaalada Hargeysa ayaa saaka xukun ka soo saartey dacwadaasi .
M...
Sunday, February 10, 2019
« Previous Page — Next Page »