-
Daawo Muuqalka”Biya-Xidheen Kusoo Dumay Dalka Brazil Oo Boqolaal Qof Ay Ku Dhinteen
Brazil(Berberatoday.com)-Sawiro naxdil leh oo la helay ayaa muujinaya biya xidhen kusoo dumay koonfurta waddanka Brazil kaasi oo ku fatahay goob macdanta laga qodo, waxaana ku dhintay ama lagu la’yahay in ka badan saddex boqol o...
Saturday, February 2, 2019
-
Daawo War Bixin”Halkay Ku Danbeeyeen Siyaasiyiintii Mayalka Adkaa Ee Xisbiga Waddani Ee Xukuumada Dhaliili Jiray ?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo War Bixin"Halkay Ku Danbeeyeen Siyaasiyiintii Mayalka Adkaa Ee Xisbiga Waddani Ee Xukuumada Dhaliili Jiray ?
https://youtu.be/gVpRJz4eWAo
&nb...
Saturday, February 2, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Jig Jiga+Daawo Sawiro
Jig Jiga(Berberatoday.com)-Waxaa shalay galab magaalada Jig Jiga ee caasimada Dawlad deeganka Soomalida Itoobiya Si Balaadhan loogu soo dhaweeyey madaxweynaha deeganka Soomalida Itoobiya md Mustafe Maxamud Cagjar .
Halkan H...
Saturday, February 2, 2019
-
Nin U Dhashay Japan Oo Cunay Jacaylkiisii Iyo Sababta Ku Kaliftay
Tokiyo(Berberatoday.com)-Xilliyaddii dambe waxaa dalka Japan ka soo baxayay sheekooyin guur oo aad u yaab badan oo ragga iyo dumarku ay guursanayaan lamaane khiyaali ah oo loo dhigayo xaflado guur dad badani ka soo qeybgalayaan, l...
Friday, February 1, 2019
-
Daawo Muuqalka”Ceyni Natural Creams Oo Berbera Kaaga Furtay Carwo Alaabooyin Kala Nooca Lagu Iibinayo Iyo Qiimo Dhimis Loo Sameeyay Macaamiisha
Berbera(Berberatoday.com)-Dukaanka Ceyni Natural Cream Beauty oo soosaara kiriimyada dumarku isku qurxiyaan iyo saliido dabiici ah ayaa magaalada Berbera kuqabtay Carwo ay kala qeyb galeen shirkado kale oo ay macmiishoodana ug...
Friday, February 1, 2019
-
AMISOM Oo Taliye Guud U Magacawday Sarkaal Itoobiyaan Ah
Muqdisho(Berberatoday.com)-Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee dalka Soomaaliya ayaa janaraal Tigabu Yilma Wondimhunegn usoo magacaabay taliyaha guud ee ciidamada AMISOM ee ka howlgala dalka Soomaaliya.
Tigabu Yilma o...
Friday, February 1, 2019
-
Magaalo Aan Lahayn Wax Darbijiif Ah Iyo Halkay Ku Taalo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Balse caasimadda dalka Finland Helsinki ayaa waxaa gabi ahaanba la cirib tiray oo aan jirin dad darbijiif ah oo halkaasi ku nool.
Hadaba maxay magaalooyiinka UK ka baran karaan?
Marka aad soo g...
Friday, February 1, 2019
-
Abwaan Cabdillahi Xirsi Baarleex Oo Dalka Hindiya Oo Daaweyn Loo Geeyay Ku Geeriyooday Iyo Taariikhdiisa Oo Laga Waramay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle ha u naxariistee Abwaan Cabdillahi Xirsi Baarleex wuxuu siweyn usoo caanbaxay 1977 dii xiligii uu socdey dagaalkii Soomaaliya iyo Ethiopia wuxuu kaalin weyn ku lahaa guubaabinta ciidamada xooga dalk...
Friday, February 1, 2019
-
“Anigu Xafiis Ma Lihi Waxaanan Ku Jira Dhisme Wasaarada Maaliyadu Leedahay..” Badhasaabka Saaxil Axmed Cismaan Xasan”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-“Anigu Xafiis Ma Lihi Waxaanan Ku Jira Dhisme Wasaarada Maaliyadu Leedahay..” Badhasaabka Saaxil Axmed Cismaan Xasan"Daawo Muuqal
https://youtu.be/bQXOnBAkKoA
 ...
Friday, February 1, 2019
-
Tirada Dadka Qabow Dartii Ugu Dhintay Mareykanka oo Sii Korodhay
USA(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 21 ruux ayaa u dhimatay sababo la xidhiidha qabow iyo cimilo baraf wadata oo ku dhufatay qeybo ka mid ah bartamaha iyo galbeedka waddanka Mareykanka.
Cimiladan khasaaraha dhalisay ayaa lagu tilm...
Friday, February 1, 2019
« Previous Page — Next Page »