-
Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo War Kasoo Saaray Kulankii Uu La Yeeshay Mustafe Cagjar Iyo Axmed Shide
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa soo gaba gabeeyay kulan uu la yeeshay Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumad Cumar “Mustafe Cagjar” iyo guddoomiyaha ...
Sunday, January 27, 2019
-
Daawo Muuqalka”Tirada Maxaabiista Ajaanibka Ah Ee Ku Xidhan Xabsiyadda Somaliland Iyo Dambiyadda Ay U Xidhan Yihiin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaaradda cadaaladda Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caadeeye Fariid ayaa waxa uu ka warramay tirada maxaabiista ajaanibta ah ee ku xidhan xabsiyadda Somaliland iyo dambiyadda ay u xidhan yihiin ...
Saturday, January 26, 2019
-
Gudoomiyayaasha 7 Telefishan Oo Sheegay Inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyeyaasha qaar ka mid ah Telefishinada madaxa-bannaan ayaa waxa goor dhawayd soo saareen qoraal ay ku sheegayaan inay kalsoonidii kagala noqdeen guddoomiyihii ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOL...
Saturday, January 26, 2019
-
”Halgankaygii Wali Wuu Socdaaye Ka Maan Hadhani ” Suldaan Wabar”Daawo Muuqal
Borama(Berberatoday.com)-Suldaan Wabar oo maanta ku sugan magaalada Aw Bare ee dalka Itoobiya oo maanta shir weyne beelaha samaroon uga furmay ayaa waxaa uu ku hanjaey in uu wali halgankii uu wado oo aanu joojinin
Halkan ...
Saturday, January 26, 2019
-
Halkan Toos Uga Daawo Muuqalka”Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Maamulka Putland Oo Marti Sharaf Badan Oo Madaxweynaha Xamar kamid Yahay Kasoo Qeyb Galeen
Garowe(Berberatoday.com)-Halkan Toos Uga Daawo Muuqalka"Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Maamulka Putland Oo Marti Sharaf Badan Oo Madaxweynaha Xamar kamid Yahay Kasoo Qeyb Galeen
https://youtu.be/C7G2NFGJ3J4
&n...
Saturday, January 26, 2019
-
Xafiiska Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo War Ka Soo Saaray Kulan Dr. Abiy La Yeeshay Mustafe Cagjar Iyo Axmed Shide+Daawo Sawirada
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Xafiiska raysal wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa war ka soo saaray kulan uu raysal wasaaruhu la yeeshay madaxweynaha deegaanka soomaalida Mustafe Cagjar iyo gudoomiyaha xisbiga deegaanka soomaal...
Saturday, January 26, 2019
-
Daawo Muuqalka”Shil Baabuur Booyada Oo Kadhacay Biriijka Kala Jab Oo Dad Ku Nafwaayay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shil Baabuur Booyada Oo Kadhacay Biriijka Kala Jab Oo Dad Ku Nafwaayay
https://youtu.be/sIQJrlRznBo
Berberatoday.com...
Saturday, January 26, 2019
-
”Maayirka Belaayo Uu Isu-dhiibaa Ma Hayso Waa Maayirkii Caasimadda Isaga Iyo wefti Uu Hogaaminayo Ayaa Addis Ababa Jooga”Mayir Kuxigeenku Hargeysa”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayir ku-xigeenka caasimadda Hargeysa Cabdicasiis Cago-weyne, ayaa beeniyay in maayirka Hargeysa u baxsaday waddanka Sweden.
'' Waxa aan halkan ka caddaynayaa in arrinkaasi been yahay oo aanay waxba ...
Saturday, January 26, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xoghayaha Xisbiga Waddani Oo Warbaahinta La Wadaagey Arimo Uu Sheegay In Xukuumada Madaxweyne Biixi Ku Fashilantey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu maanta warbaahinta la wadagey isla markaana uu mid mid u dul istaagey qodobo uu sheegay in xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ku fashilantey taas oo intooda ...
Saturday, January 26, 2019
-
Madaxweyen Cagjar Oo Looga Yeedhay Xafiiska Raysalwasaaraha Itoobiya
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaali Galbeed Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar), ayaa mar kale looga yeedhay xafiiska raysalwasaaraha Itoobiya ee Addis Ababa.
Sida ay shalay sheegtay laanta Afka So...
Saturday, January 26, 2019
« Previous Page — Next Page »