-
Madaxweynaha Dawlada Xamar Farmaajo Oo Garowe Socdaal Uu Kaga Qeyb Galayo Caleema Saarka Madaxweynaha Putland Kuyimi
Madaxweynaha Dawlada Xamar Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wefdigi uu hogaaminayay oo saaka kasoo amba baxay magaalada Muqdisho ayaa goordhawayd gaadhay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.
Garoonka diyaaradaha ee Garoow...
Saturday, January 26, 2019
-
Wasiir Faratoon Oo Ka Jawaabay Eeddo Uu Xisbiga Waddani U Jeediyay Siyaasadda Arrimaha Dibadda Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Mudane Yaasiin Maxamuuf Faratoon, ayaa ka jawaabay eeddo ay marwo Faadumo Siciid oo ka tirsan xisbiga Waddani u jeedisay xukuumadda oo ah in hoos u dhac ku yimid siya...
Saturday, January 26, 2019
-
Macluumaad Cusub Oo Laga Soo Saaray Dadkii Ka Dambeeyay Dhibkii Ka Dhacay Jigjiga
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Xafiiska xeer ilaalinta Itoobiya ayaa shaaciyay tirada dadka loo aqoonsan yahay iney sababta u yihiin dhibaatadii 4-tii bishii Agoosto ka dhacday magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaali...
Saturday, January 26, 2019
-
“Guurtidu Shaqo Badan Uma Hayso Dalkee Tiradooda Hala Dhimo”Xildhibaan Siciid Cartan”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Guurtidu Shaqo Badan Uma Hayso Dalkee Tiradooda Hala Dhimo"Xildhibaan Siciid Cartan"Daawo Muuqal
https://youtu.be/qrJddmPiJq8?t=13
Berberatoday.co...
Saturday, January 26, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wiil Reer Somliland Ah Oo Sameeyey Hubka Fudud Noocyadiisa Kala Duwan
Hargeysa(Berberatoday.com0-Wiil Reer Somaliland ah ayaa waxaa uu sameeyey noocyo kala duwan oo hub ah iyo diyaarad dagaal taas oo uu ka sameeyey Loox
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berbera...
Saturday, January 26, 2019
-
Daawo Muuqalka”Dhalinyarada Reer Axmed Dhagax Oo Madaxweyne Muuse Biixi Codsi Siidayn Maxaabiisa Xidhana Udiray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhalinyarada reer Axmed Dhagax oo maanta shir iskugu yimid ayaa waxaa ay madaxweyne Muuse Biixi ka codsadeen in uu cafis ku sii daayo Sh Aadan Sune iyo dhalinyaro la xidhan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqa...
Saturday, January 26, 2019
-
Hanti Dhawraha Somaliland Oo Galabta Baadhis Ka Bilaabay Wasaarada Warfaafinta+Daawo sawirada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xafiiska Hanti Dhawraha Somaliland ayaa waxaa uu galabta baadhis deg deg ah ka bilaabay wasaarada warfaafinta Somaliland isla markaana waxaa uu qufulo uu ku xidhay xafiis-yo gaar ah .
Hanti dhawraha...
Saturday, January 26, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Cadaaladda Somaliland Oo Difaacay Xaaladda Maxaabiista Ku Jira Xabsiyadda Dalka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka cadaalada Somaliland ayaa waxaa uu difaacay xaalada ay ku nool yahiin maxaabiista ku jirta xabsiyada dalka oo uu sheegay in ay tahay mid aad u wanaagsan .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Wark...
Saturday, January 26, 2019
-
Hargeysa: Ujeeddada Tira-Koob Xukuumaddu Ku Samaynayso Madarasadaha Lagu Barto Qur’aanka Kariimka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa bilowday barnaamij lagu diiwaangelinayo Madarasadaha culuumta Diinta lagu barto ee ku yaalla magaalada Hargeysa, waxaana fulinaysa wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland.
...
Friday, January 25, 2019
-
Sidee Loo Caleemo-saaray Ugaaska Boqortooyadii Isaaq Dhaxashay Oo La Soo Nooleeyey?Daawo Muuqal
Ruka(Berberatoday.com)-Barnaamij ku saabsan Caleemo-saarka Ugaas Naasir Ugaas Xasan oo 20-kii bishan lagu caleemo-saaray magaalada Ruka oo ka tirsan gobolka Faafan ee Dawlad-deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Waxaanu Caleemo-...
Friday, January 25, 2019
« Previous Page — Next Page »