Tartan Galaaftay Nolosha Wiil Yar Oo Sababay Gebi Ahaanba La Joojiyo
Jeddah(Berberatoday.com)-Tartan aad u layaab badan oo ay ku tartamayeen dadka u dhashay Dalka Sucuudiga gaar ahaan kuwa dagan magaalada Al-rubuc Al-khaali, ayaa si aad ah loogu qaadaa dhigay baraha bulshada.
Tartankan ayaa waxa...
Friday, January 25, 2019
France: Xafaayadaha Carruurta yar yar oo laga helay Maadooyin Sun ah
Paris(Berberatoday.com0-Baadhitaan ay samaysay Ha’ayada faya-dhawrka caafimaadka cuntooyinka iyo Deegaanka ee Dalka Faransiiska oo magaceeda loo soo gaabiyo “ANAS”, ayaa lagu ogaaday in xafaayaha carruurta ee lagu isticm...
Kenya”Siyaasi Caan Ah Oo Qirtay In Uu Tuug Ahaan Jiray !
Nairobi(Berberatoday.com)-Waa mid ka mid ah siyaasiyiinta ugu magaca dheer dalka Kenya, waxaana soo doortay dad gaadhaya illaa 7 milyan oo qof oo ku nool caasimadda Nairobi, balse ma ahan nin ka baqaya in uu ka sheekeeyo wixii uu ...