|
Warar
-
Kumannaan Shaqaalaha Dowladda Mareykanka Oo Muddadii Ugu Dheereyd Mushaar La`aan Ah
Waxaa maalintii 22-naad mushaar la`aan ah boqollaal kun oo ka tirsan shaqaalaha dowladda Mareykanka, tan oo noqoneysa muddadii ugu dheereyd ee ay shaqaalaha dowladda mushaar la`aan noqdaan.
Dowladdii madaxweyne Bill Clinton, in...
Saturday, January 12, 2019
-
War Deg Deg Ah”Ciidamada Booliska Hargeysa Oo Xabsiga Utaxaabay Abwaan Cabdirxamaan Ibraahim Abees Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com0-Ciidamadda Boliska Hargaysa Ayaa goordhaweyd Xabsiga u Taxaabay Abwaan C/raxmaan Abees Oo Xalayto Gabayo uu kaga hadlayo Xaalada dalka iyo saldhigyada dadka lagu xabsi kajirta ka jeediyay Bandhig suugaan...
Saturday, January 12, 2019
-
“Madaxweyne Xaqsoor Iyo Cadaalad Baa Lagaaga Baahan Yahay”Siyaasi Cabdi Haybe
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka mid ah hogaanka sare ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay xalaada Siyaasadeed ee uu dalku marayo iyo khilaafka Xisbiyada.
Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, ...
Saturday, January 12, 2019
-
Dawo Muuqalka”Weriye Naafo Ah Oo Ku Nool Hargeysa Oo Ka Waramay Dhibaatooyin Ay Ku Hayaan Jaran-jarooyinka Dhismayaashu
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxamed Muuse Jaamac waa wiil dhalinyaro ah oo Naafo ah oo ku nool Hargeysa kana mida Weriyeyaasha ka hawlgala mid ka mid ah Telefiishanada Somaliland, ayaa ka waramay dhibaatooyin ay ku hayaan jaran-jar...
Saturday, January 12, 2019
-
Daawo Muuqalka”Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo Soo Bandhigay Maanso Uu Kaga Hadlayo Tacadiyada Ka Jira Xabsiyada Dalka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahim Abees oo ka mid ah Abwaanada da,yarka ah ee reer Somaliland ayaa caawa hotel maansoor ee magaalada Hargeysa ku soo bandhigay maanso uu kaga hadlayo tacadiyada ka jira xabsiya...
Saturday, January 12, 2019
-
Xukumada Somaliland Oo Si Rasmi Uga Hadashay Saldhig Ay Siineyso UK
London(Berberatoday.com)- Somalilanad ayaa xaqiijiysay in UK ay dooneyso, ayadana ay diyaar u yahay inay saldhig milatari siiso magaalada Berbera, waxayna sheegtay inay diyaar u tahay inay dalal kale casuumto.
Axmed Xasan C...
Saturday, January 12, 2019
-
Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta Fadhi Aan Caadi Ahayn ka Yeelanaya dib-u-dhaca doorashada Iyo Muddo Kordhin Ay Sameeyaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta oo sabti ah u ballansan fadhi aan caadi ahayn oo ay yeeshaan, sida uu shaaciyay Xoghayaha Guud ee Golaha Guurtidda Somaliland Garyaqaan Cabdinaasir Aadan Beegsi,
...
Saturday, January 12, 2019
-
Haweeney Sucuudiyad Ah Oo Canada Magangalyo Weydiisatay Iyo Sababta Ku Kaliftay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Haweeney Sucuudiga u dhalatay oo qoyskeeda isaga soo carartay kuna xayirantay gagida diyaaradaha ee Bangkok ayaa haatan waxa ay u duulaysaa dalka Canada si ay magangalyo halkaas u waydiisato, waxaa sidaa...
Friday, January 11, 2019
-
Daawo Muuqalka”Qisooyin Murugo Leh Oo Soo Maray Laacibka Ramalu Lakaku Iyo Qaabkuu Uga Dabashay
Haregysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Qisooyin Murugo Leh Oo Soo Maray Laacibka Ramalu Lakaku Iyo Qaabkuu Uga Dabashay
https://youtu.be/xrMY7GhZDhg?t=635
Berberatoday.com...
Friday, January 11, 2019
-
”Faysal Cali Waraabe Waa Jir Jiroole Laba Wajiile Ah.. ” Siyaasi Cali Cantar Oo Katirsan Xisbiga Waddani”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Cantar ayaa waxaa uu eedeymo culus u jeediyey gudoomiyaha xisbiga UCID isaga oo ku sifeeyey qof aan laheyn mabda,a loogu soo hagaago
Sidoo kale Cali Cantar waxaa uu si adag uga ja...
Friday, January 11, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|