-
Ciidamada Mareykanka Oo Billaabay Inay Kasoo Baxaan Suuriya
Suriya(Berberatoday.com)-Isbaheysiga Mareykanka uu hoggaamiyo ee dagaalka kula jira kooxda Daacish, ayaa billaabay hanaan ay uga soo baxayaan dalka Suuriya, sida uu maanta sheegay afhayeen u hadlay.
Madaxweyne Donald Trump ay...
Friday, January 11, 2019
-
Wargeys The Independent Oo Shaaciyay Sababta Wasiirka Gaashandhiga UK U Baajiyay La Kulanka Farmaajo
London(Berberatoday.com)-Wargeyska caanka ah ee The Independent oo ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa daboolka ka qaaday in eryiddii Soomaaliya ee wakiilka Qaramada Midoobay Nicholas Haysom sabab u ahayd in wasiirka difaaca Ingirii...
Friday, January 11, 2019
-
Sacuudiga, Imaaraadka Iyo Israel Oo Dejiyey Qorshe Ka Dhan Ah Turkiga
Jiddah(Berberatoday.com)-Dalalka Sacuudiga, Imaraaadka iyo Israel ayaa yeeshay kulan qarsoodi ah oo looga hadlay sidii dowladda Bashar al-Assad dib loogu soo celin lahaa xubinamdeeda Jaamacadda Carabta, si loo wiiqo saameynta Turk...
Friday, January 11, 2019
-
Daawo Muuqalka”Trump Oo Booqday Xadka Mexico Ee Uu Doonayo Inuu Gidaar Ka Dhiso
USA(Berberatoday.com)-Madaxweyne Donald Trump ayaa markale ku goodiyay inuu ku dhawaaqayo xaalad degdeg ah oo qaran si lacag loogu helo dhismaha gidaarka xadka Mareykan iyo Mexico xilli koongareesku ku gacan seeray inay ansixiyaan...
Friday, January 11, 2019
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Dab Xalay Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho
Moqdisho(Berberatoday.com)-Suuqa Bakaaraha oo ah kan ugu weyn Soomaaliya dhinaca kalana ka mid ah xarumaha ganacsiga ugu ballaadhan marka la eego Geeska Africa, ayaa waxaa xalay qabsaday dab aad u weyn oo looga soo gurmaday damint...
Friday, January 11, 2019
-
War Deg Deg Ah”Xisbiyada Kulmiye Iyo UCID Oo Iminka Heshiis Ka Gaadhey Arimaha Doorashoyinka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiyada UCID iyo Kulmiye ayaa waxaa ay iminka soo saareen war saxaafdeed wada jir ah oo ay heshiis kaga gaadheen arimaha doorashooyinka iyaga oo sheegay in ay diyaar u yahiin doorasho ay labadooda xi...
Friday, January 11, 2019
-
Daawo Muuqalka”Barnaamij Sanadeedka Waxqabadka Wakaalada Dekedaha Somaliland Iyo Doorkeeda Horumarineed Ee Maareye Siciid Xasan Cabdillahi
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Barnaamij Sanadeedka Waxqabadka Wakaalada Dekedaha Somaliland Iyo Doorkeeda Horumarineed Ee Maareye Siciid Xasan Cabdillahi
https://youtu.be/CdEQiGzJueI?t=187
&nb...
Friday, January 11, 2019
-
Daawo Muuqalka”Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka Oo Rasaasta Lagu Dhaawacay Kawar Bixiyay Iyo Siday Wax Udhaceen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha guud ee Horumarinta Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa faah-faahin ka bixiyay dhaawac ka soo gaadhay Xabbad uu ku furay Askari Kabtan ah oo ka tirsan Ciidanka Qa...
Friday, January 11, 2019
-
Wasiirka Gaashaan Dhiga Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalkii Kasoo Yeeshay Madaxweynaha Cusub Ee Putland Ee Xuduuda La Xidhiidhay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Md. Ciise Xawar oo ka jawaabayey hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdillaahi Deni, ayaa sheegay haddii uu ka hadlayo Xuduudka Soma...
Friday, January 11, 2019
-
Ninka Aduunka Ugu Lacagta Badan Iyo Xaaskiisa Oo Ku Faraxsan Inay Kala Tagaan Mudo 25 Sano Ah Ay Isqabeen
Ninka dunida ugu Taajirsan oo doonaya in uu "Iskaabulo" noqdo !
Jeff Bezos oo ah madaxa shirkadda qalabka elektarooniga ee Amazon iyo xaaskiisa MacKenzie ayaa is furaya ka dib markii ay qoys wada ahaayeen muddo 25 sano ah.
L...
Thursday, January 10, 2019
« Previous Page — Next Page »