-
“Dhallinyaro Reer Somaliland Ah Ayaa Laga Maamula Xafiiska Farmaajo,”Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Hinda Gaani
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka shaqo galinta iyo arrimaha bulshada Somaliland Hinda Jaamac Gaani ayaa sheegtay in ay jiraan dhallinyaro reer Somaliland ah oo laga maamulo xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdi...
Sunday, January 13, 2019
-
UK: Calanka Somalia Oo Laga Dhigay Bac Xashiish
UK: Calanka Somalia Oo Laga Dhigay Bac Xashiish
Siyaasiga Maxamed Yaasiin Xasan oo reer Somaliland ah ayaa ka sheekeeyay Calanka Soomaaliya oo lagu iibinayo Ingiriiska isaga oo laga sameeyay baco loogu talo galay in lagu rido...
Sunday, January 13, 2019
-
Akhriso”Qiso Wakhti Hore Dhexmartay Madaxweyne Muuse Biixi iyo Aabaha Dhalay Abwaan Cabdiraxmaan Abees
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabay Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahim Abees oo habeen hore huteel Maansoor ee Hargeysa ku soo bandhigay suugaan uu kaga hadlayo tacadiyadiyada ay bulsh...
Sunday, January 13, 2019
-
Natiijada Doorashada Madaxtinnimada Congo Oo Muran Dhalisay
Congo(Berberatoday.com)-Natiijada rasmiga ah ee doorashada baarlamaaniga ah ee Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga ah ee Congo oo la shaaciyay ayaa waxaa inta badan kuraasta ku guuleystay xisbiyada xulafada la ah madaxweynaha xukunka ka s...
Sunday, January 13, 2019
-
War Deg Deg Ah”Golaha Guurtida Oo Iminka War Ka Soo Saarey Muddo Kordhintii Loo Gudbiyey .
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ay saaka fadhi aan caadi aheyn iskugu yimadeen isla markaana waxaa loo akhriyey warqad muddo kordhinta golaha wakiilada ah oo uu madaxweyne Muuse Biixi u soo gudbiye...
Sunday, January 13, 2019
-
FBI-da Mareykanka oo Baadheysa In Trump Uu Si Qarsoodi Ah Ula Shaqeeyo Ruuushka
USA(Berberatoday.com)-Aqalka Cad ayaa cambaareeyay war sheegaya in hay`adda Sirdoonka Mareykanka ee FBI ay bilowday baadhitaan ku aaddan in madaxweyne Trump uu si qarsoodi ah ugu shaqeeyo Ruushka iyo in kale.
Saraakiisha shar...
Sunday, January 13, 2019
-
Xisbiga Waddani Oo Iminka War Saxafadeed Ka Soo Saarey Heshiiskii Ay Shalay Kulmiye Iyo UCID Wada Saxeexdeen .
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Waddani ayaa waxaa uu iminka soo saarey war saxafadeed uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xil Cabdiqaadir Jirde kaas oo ay kaga jawabayaan heshiis ay shalay ...
Saturday, January 12, 2019
-
Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Go,aankii Doorashada Ay Isku Raaceen Xisbiya Ucid Iyo Kulmiye
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sharaxaad ka bixiyey sababta ay mawqifka arimaha doorashooyinka ay xisbiga Kulmiye ay isku mawqifka uga noqdeen
Halkan...
Saturday, January 12, 2019
-
Canada Oo Hal Malyan Oo Qaxooti Ah U Oggolaanaysa Dalkeeda Inay Yimaadaan
Canada(Berberatoday.com)-Baarlamaanka dalka Canada ayaa ansixiyay in loo oggolaado soo galooti ka badan hal malyan oo ruux inay yimaadaan wadankeeda saddexda sano ee soo socota.
Tiradan oo ah ku dhowaad boqolkiiba hal...
Saturday, January 12, 2019
-
Nin Udhashay Dalka Taiwan Oo Ganaax Ku Mutaystay Bisad Uu Kartoon Ku Xidhxidhay Meel Boos Ahna Ku Riday
Shaqaale ku sugan goob lagu xanaaneeyo xayawaanka oo ku taal magaalada New Taipei ayaa waxa ay ka argagaxeen markii ay ogaadeen in bisadan lagu soo dhoofiyay boostada
Nin ayaa waxa uu ganaax gudaha Taiwan ugu mutaystay inuu bisad...
Saturday, January 12, 2019
« Previous Page — Next Page »