-
Daawo Muuqalka”Xukuumada Somaliland Sikulul Uga Jawabaatay Hadalo Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Cusub Ee Putland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xukuumada Somaliland Sikulul Uga Jawabaatay Hadalo Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Cusub Ee Putland
https://youtu.be/_GkE-cLof2g
Berbera...
Thursday, January 10, 2019
-
Wargelin: Farriin Caafimaad oo ay Soo Saartay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somalilnad, waxay ku wargelinaysaa Bulshada oo ay ogeysiinaysaa inay Adeegayaasha Caafimaadka ka gacan-siiyaan xog-ururin ama sahamin la xidhiidha heerka ...
Thursday, January 10, 2019
-
Gaas Oo Balanqaad U Sameeyay Madaxweynaha Cusub Ee Puntland
Garoowe(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland C/Welli Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta kula hadlayay magaalada Garowe ayaa sheegay in shacabka Puntland ka filayaan inay la shaqeeyaan madaxweynaha cusub.
Ma...
Thursday, January 10, 2019
-
Kabaha Uu Xidho Ra’iisul-wasaaraha Australia Oo Layaab iyo Shaki Hor Leh Dheliyey Iyo Qosolkiisa!
Australia(Berberatoday.com)-Ra’iisul-wasaaraha dalka Australia Scott Morrison, ayaa ku qoslay sawir been-abuur ah oo laga sameeyay, ka dib markii la farsameeyay sawir ku jiray boggiisa Twitterka, waxaanu aad ugu qoslay qisada sh...
Thursday, January 10, 2019
-
“Cabdillahi Geeljire Inta Aanu Isagu Xil Haynin Saluugiisu Wuu Jirayaa, Laakiin Sidii Xisbiga Kulmiye Looga Eryay….”Cali Gurey H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Gurey” oo ka mida siyaasiyiinta Xisbi xaakimka Kulmiye, ayaa ka hadlay sida uu u arko hadal kasoo yeedhay siyaasi Cabdilaahi Geeljire oo isagu naqdiyay kulankii Mada...
Thursday, January 10, 2019
-
Madaxweyne Biixi Oo Warqadii Muddo Kordhinta Golaha Wakiilada Ugudbiyey Golaha Guurtida
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa uu warqadii muddo kordhinta uu u gudbiyey golaha guurtida Somaliland
Berberatoday.com...
Thursday, January 10, 2019
-
Guddoomiyayaasha Guurtida Iyo Wakiilada Oo Ku Mashquulsan Qorshe Ay Xisbiyada Mucaaridka Ku Furfu- Rayaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda iyo Gudoomiyayaasha Goleyaasha Guurtida iyo Wakiiladda ayaa dadaal dheer ugu wada jira sidii ay Xisbiyadda Mucaaridka u kala jabin lahaayeen ee ay u ogolaysiin lahaayeen inay ka soo tanaasulaa...
Thursday, January 10, 2019
-
Guuguulaha Geeska”Wasaarada Arimaha Dibadu Wey Laangadheynaysaa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guuguulaha Geeska : Wasaarada Arimaha Dibadu Wey Laangadheynaysaa
Berberatoday.com...
Thursday, January 10, 2019
-
Tirada Dadka Ku Dhintey Dibadbaxyada Ka Socda Dalka Suudaan
Sudan(Berberatoday.com)-Booliska dalka Suudaan ayaa sheegay in ugu yaraan saddex qof ay ku dhinteen dibadbaxyo dowladda looga soo horjeedo oo shalay ka dhacay magaalada Omdurman oo u dhaw magaalada caasimadda ee Khartuum.
Dad...
Thursday, January 10, 2019
-
Ciidamada Puntland Oo Iskaga Baxay Fadhiisamadoodii Deeganka Tuko-Raq Iyo Sababta Keentay
Garoowe(Berberatoday.com)-Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland ayaa shalay saldhigyo kala duwan oo ay ku sugnaayeen isaga baxay, gaar ahaan kuwii fadhiyay jiidda Tukaraq ee dhinacan Somaliland.
Ciidamada Puntland oo qaab-...
Thursday, January 10, 2019
« Previous Page — Next Page »